Home / 2017 / December

Monthly Archives: December 2017

Sawirro – Moobilkii ugu yaraa abid oo lasoo saaray!

Muqdisho – Zanco tiny t1 hadda waxaa rasmi loogu aqoonsaday moobilka ugu yar ee abid lasoo saaro. Waxaa lagu keydsan karaa numbaro dhan 300 oo qof. Sida moobillada caadiga ayaad u adeegsan kartaa: farriimaha gaagaaban ayaad ku qori kartaa: kana ...

Read More »

Gabar ku fashilantay inay hanato saaxiibkeed xilli ay 30 jeer qalin ugu gashay qancintiisa.

Muqdisho – Gabar  ku nool Hong Kong  ayaa la kulantay moora-dilaac markii saaxiibkeed uu ku daadiyay maadaama uusan la dhicin muuqaalkeeda xilli ay gashay dhowr qaliin. 22-jirta lagu magacaabo Berry Ng, taas oo raadato fiican ku leh barta Youtube, waxay sheegtay ...

Read More »

Nin isaga oo cabsan cagaf-cagaf usoo kaxaystay maqaayad.

Muqdisho – Saraakiil boolis ayaa aad ula yaabay markii ay cagaf ku arkeen maqaayad horteeda, marka loo eego booliska UK. Booliska Cumbria Roads ayaa bartooda twitter-ka soo dhigay sawir cagaftan sheegeyna inay xireen ninkii lahaa. Ninka wuxuu soo dhigtay cagaftan maqaayadda ...

Read More »

Chelsea iyo Brighton Albion oo foodda isku dari doona Stamford Bridge.

Muqdisho – Kooxda horyaalka difaacaneysa ee Chelsea ayaa soo dhwen doonta kooxda Brighton ciyaar ka dhici doonta Stamford Bridge. Blues waxa ay 3 dhibcood ka hooseysaa naadiga ku jirta kaalinta labaad ee horyalka waxeyna leedahay 39 dhibcood isla markaasna waxey ...

Read More »

Liverpool oo Swansea City ku marti galineysa garoonka Anfield.

Muqdisho – Liverpool oo kaga jirtaa horyaalka kaalinta 19 iyadoo leh 35 dhibcood isla markaana kor u fiirineysa kooxda United, City iyo Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta kooxda  Swans ciyaar ka dhici doonta garoonka Anfield ee magaalada Liverpool. Liverpool  waxaa ...

Read More »

Man United oo Masraxa Riyada ku marti qaadeysa Burnley.

Muqdisho – Kadib markii Sabtigii ay barbaro 2-2 ah la gashay  Leicester City, the Reds ayaa indha ku heysa in ay kusoo laabato waddada guulaha marka ay u safraan Burnley kulan ka tirsan Boxing Day. Manchester City ayaa hadda horyaalka ...

Read More »

Nin laf-dhabarta ka jabay markii uu kasoo dhacay saqaf dushiis isaga oo……

Muqdisho – 40- jir lagu magacaabo Jeff “Swede” Swedenhjelm oo Bali, dalka Induniisiya kaga yimid Florida, dalka Maraykanka sanadkii hore ayaa la halgamaya noloshiisa kadib markii uu kasoo dhacay saqaf dushiis isaga oo isku dayaya inuu koofidiisa isboortiga soo dhigto. Gabadhiisa ...

Read More »

Nin daroogiiste ah oo soo koray gaariga booliska isaga moodaya taksi.

Muqdisho – Qandaraasle daroogo kaas oo u degdegsanaa aqalkiisa isaga oo sita kartoon daroogada Marijuanada la yiraahdo ayaa si kedis ah ugu dhacay gaariga booliska, marka loo eego booliska Denmark. Booliska Copenhagen ayaa sheegay inay jeelka dhigeen qandaraaslahan oo aan la ...

Read More »

Neville: “City ma ahan koox weyn.”

Muqdisho – Manchester City lalama simi karo Manchester United iyo Chelsea markii ay ku jireen gacanta Sir Alex Ferguson iyo Jose Mourinho, sida uu yiri Gary Naville. Pep Guardiola ayaa dhigay rikoor cusub oo ah inuu 14 dhibcood oo nadiif ...

Read More »

Saleh oo doonaya ku biirista Real Madrid.

Muqdisho – Mohamed Saleh ayaa ku dhow inuu isaga tago kooxda LIverpool una dhaqaaqo Real Madrid, wuxuuna diyaar u yahay inuu tallaab horay ugu qaado, sida ay sheeganeyso don balon.  Xiddiga xulka qaranka Masar ayaa ban-dhig qurux badan ka sameeyey ...

Read More »