Home / 2017 / December (page 3)

Monthly Archives: December 2017

Sanchez oo iska diiday dalab dhan £21 milyan.

Muqdisho – Laacibka dibad-doonka ka ah naadiga Arsenal, Alex Sanchez ayaa lagu soo warramayaa inuu iska diiday dalab adduun dhan £21 million oo kaga yimid horyaalka dalka Shiinaha, sida ay sheeganayso The Sun. The Sun ayaa sheegaysa inuu taasi uga golleeyahay ...

Read More »

Xaqiiqooyinka ku dahsoon qaaradda Afrika.

Muqdisho – Qaaradda Afrika waxaa ku nool dad lagu qiyaaso 1.1 bilyan ama 15% tirada dadyowga caalamka. Waxayna ka kooban tahay 54-55 dal. Bulshooyinka ku nool waxay wadaagaan magaca guud ee Afrikaan. Diinta Islaamku waa midda ugu ballaaran oo ay ...

Read More »

Gunners-ka oo diraysa laacibiinteeda xulka ah.

Muqdisho – In ka badan 10 ciyaaryahan oo ka mid ah ciyaartoyda koowaad ee Arsenal ayaa laga yaabaa inay ka tagaan kooxda, sida ay qortay Daily Mail. Markii kooxda lagu wareejiyey madax-weynaha cusub ee Sven Mislintat, kooxda ayaa durbadiiba bilowday ...

Read More »

Real oo dooneysa Antonio Conte iyo Ancelotti oo ku wajahan Blues-ka.

Muqdisho – Warar ka soo baxaya The Sun ayaa sheegaya in Real Madrid ay soo qaadaneyso Antonio Conte bedelka Zidane Zidane, iyada oo Daily Record ay soo warisay in Carlo Ancelotti uu ku laaban doono Stamford Bridge kahor xilli ciyaareedka ...

Read More »

Asensio oo doonaya inuu ka tago Real Madrid kuna biro Man Utd.

Muqdisho – Marco Asensio ayaa lagu soo warramayaa inuu doonayo inuu ka tago Real Madrid kuna biiro kooxda Manchester United. Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa lagu qiimeeyaa mid ka mid ah ciyaartoyda ugu rajada sareysa kubada cagta adduunka, Real ayaana dhawaan ...

Read More »

Maqaal – Qorshaha lagu qabsanayo Quddus ku siman Qarni.

Muqdisho – Quddus waa mid kamid ah magaalooyinka ugu da’da weyn koonkaan. Waxa ay kulansatay saddexda diimood ee Islaamka, Masiixiyadda iyo Yuhuudda. Qarniyo wada noolaashiyo iyo is-maan-dhaaf  loolan ka dhashay ayay soo martay magaaladan marka dib loo raaco sooyaalkeeda. Tiro ...

Read More »

Marka aad La Faqdo Fekerka Fayow.

Muqdisho – Fekerku waaa waxa ugu weyn ee dad, dawladd iyo bulsho isku heer ah kala sareysiiya, waa kan  sumcadda kugu sunta, aad ayuu u fudud yahay balse dhaqan gelintiisa ayaa adag, waana illinka fursadaha. Gafafka mira dhalinta fekerka lagu ...

Read More »

Arsenal oo kasii raja-dhigaysa kamid noqoshada kooxaha ugu sarreeya horyaalka PL.

Muqdisho – Arsenal ayaa u muuqata mid kasii niyad-dhigaysa kamid noqoshada afarta naadi ugu horreeya horyaalka PL, kadib kulakii ay West Ham iskula garab dhaceen barbaro. Gunners-ka ayaa markii labaad oo xiriir ah waxay barbaro la dhaafi la’dahay kulamadeeda xagaagan, ...

Read More »

Faransiiska – Haweenka xijaaban oo laga mamnuucayo inay carruurtooda usoo kaxeeyaan goobaha wax-barashada.

Muqdisho – Wasiirka Wax-barashada Faransiiska ayaa ku baaqay inay hooyooyinka Muslimiinta ah marka ay carruurtooda usoo kaxaynayaan dugsiyada aysan soo xiran xijaab. “Carruurta waa inay iskuul la yimaadaan hooyooyinkooda aan xirnayn qamaar ama xijaab maadaama astaan diimeed uu muujinayo,” ayuu ...

Read More »

Chelsea oo wali xiiseyneysa laacibka Everton ee Barkley

Muqdisho – Naadiga Chelsea ayaa weli xiiso u qabta ciyaaryahanka kooxda Everton ee Ross Barkley, waxaana ay isku diyaarinayaan dalab kale oo ay ku doonayaan ciyaaryahankan khadka dhexe, sida ay qortay Daily Mail. Blues ayaa seegtay Barkley sanadkii dhamaaday markii ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan