Home / 2018 / February

Monthly Archives: February 2018

Khilaafka canshuurta ee ganacsatada iyo wasaaradda maaliyadda Soomaaliya

Canshuurtu waa lacag xadidan oo dowladu ey ku soo rogto muwaadiniinta si ay wax  ugu  biiriyaan dakhliga dowladda. Waxa ay dowladdu u qaadaa canshuurta in ay ku dabbarto qarashaadka ku baxa hey’adaha kala duwan ee dowlada  ama in ay ku ...

Read More »

Kooxda Horseed oo dib ugu laabatay hogganka horyaalka kadib guul ay ka heshay naadiga LLPP Jenyo.

Kooxaha LLPP Jenyo iyo Horseed ayaa galabta isku fara-saaray garoonka Banaadir Stadium ee dagmada Cabdi Caziiz, kulankii 22-aad ee horyaalka xilli ciyaareedkan. Naadiga Horseed ayaa dib ugu laabatay hoggaanka horyaalka kadib markii ay 2-0 la dhacday kooxda Jenyo. Shaly galab ...

Read More »

Kooxda horyaalka difaacaneysa ee Dakedda oo galabta ka guuleysatay naadiga Banaadir Sports Club.

Kulan adag ayaa galabta ku dhex maray garoonka Banaadir Stadium ee degmada Cabdi Caziiz labada kooxood ee Dakedda iyo Banaadir Sports Club, wuxuuna ahaa kulankii 21-aad ee fasal-ciyaareedkan ka qabsooma Horyaalka dhawaan loo bixiyey magaca Somali Premier League. Kooxda Dakedda ...

Read More »

Abdulqawi Ahmed Yusuf, Somali guuleystay?

Waxa uu ku dhashay kuna barbaaray soomaaliya, waxa ay xudduntiisu ku duugantahay Magaalada Eyl ee Gobolka Nugaal, sanadii 1948 ayuu ifka yimid, tacliintiisa ilaa heer jaamacadeed waa dalka hooyo oo waxa uu ka baxay jaamacadda umadda, inkastoo heerka labaad iyo ...

Read More »

Kooxaha Heegan iyo Madbacada oo bar baro ku kala baxay.

Ciyaar aad u xiiso badnayd ayaa maanta waxaa isku qaabilay naadiyada Madbacada iyo Heegan, Ciyaartan oo ahayd isbuuc dhamaadka wareega 4aad iyo kulankii 14aad ee wadarta guud ayaa ahayd mid aad u adag oo xiiso gaar ahna lahayd. Waxaa uu ...

Read More »

Horseed oo goolashii ugu badnaa sanadkan kaga adkaatay kooxda Badroolka FC.

Horyaalka  heerka koobaad ee Dalka ayaa si habsami leh kaga socda garoonka Banaadir Stadium ee dagmada Cabdi Caziiz, tan iyo markii uu bilaawday horyaalku  kooxaha aan dhinacooda dhulka la dhigin waxaa qeyb ka ah naadiga Horeed. Kooxda Horseed waxa ay ...

Read More »

Kooxda Banaadir SC oo guul weyn ka gaartay naadiga Waxool

Waxa galabnimadii maanta uu kulan adag dhex maray kooxaha Waxool iyo Banaadir SC oo labaduba kulan kii ka horeyay wax guul ah soo gaarin, Labada naadi ayaa soo bandhigay kubado lagu raaxeysto oo ay la cajabeen taagerayashii ku sugnaa Banaadir ...

Read More »

Kooxda Elman oo Guul daro ka qaabishay dhigeeda Dekedda.

Garoonka Banaadir ayaa maanta Marti geliyay kulanka ugu adag todobaadka saddexaad ee horyaalka kubadda Dalka( Somali Premier League) kaasoo dhex maray labada koox ee sida weyn u xafiiltama Dekedda iyo Elman oo ay kala hogaamiyaan, Yuucali iyo Cabdi Joon oo ...

Read More »

xijaabka oo maalin caalami ah loo sameeyay.

Maalinta Caalamiga ee Xijaabka waa dhacdo sanadle ah oo maskaxdeeda ay ka timid Nazma Khan sanadkii 2013-ka. Munaasabadda ayaa la qabtaa kowda bisha febraayo sanad kasta. Waxaana laga  xusaa 140 dal oo dunida kamid ah. Ujeedka maalintan waa dhiirri-gelinta haweenka ...

Read More »

Kooxda Madbacadda oo kulankii labaad barbarro la gashay kooxda Horseed

Waxaa galabta magaalada Muqdsiho ku wada ciyaaray kooxaha Madbacadda iyo Horseed oo labaduba ka mid ah kooxaha sanadkaan ka qeyb galaya horyaalka Somali Premier league. Kulan ciyaareedkii galabta waxa uu ka dhacay Banaadir Stadioum ama Ex Koonis. Kulankaan ayaa ahaa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan