Home / Author Archives: radio himilo

Author Archives: radio himilo

Henrikh Mkhitaryan oo u dagaallamaya booskiisa joogtada ah ee Man Utd.

henrikh-mkhitaryan-man-utd_af6xsy26n8uj1fxda73l7kd7l

Muqdisho – Henrikh Mkhitaryan ayaa u dagaalamaya inuu badbaadiyo mustaqbalkiisa  Manchester United, ka dib markii uu qaab ciyaareed aan wanaagsaneyn uu  soo ban-dhigay isbuucyadii u danbeysay, sida ay qortay The Sun. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Armenia ayaa ku riyaaqay ...

Read More »

Real Madrid oo dooneysa soo xera-galinta laacibka Alexis Sanchez.

alexis-sanchez-arsenal-2017_16qngl0r42cv31cwmdvec0fmon

Muqdisho – Real Madrid ayaa diyaar u ah inay 30 milyan oo ginni kula soo wareegto weeraryahanka kooxda Arsenal, Alexis Sanchez bisha Janaayo, sida laga soo xigtay Don Balon. Chilean-kan ayaa qandaraaskiisu dhacayaa marka uu dhamaado sanadkan, iyada oo aysan ...

Read More »

Dembélé oo kasoo bogsanaya dhaawacii soo gaaray.

Ossmane

Muqdisho – Xiddiga kooxda Barcelona ee weerarka ugu ciyaara xulka Faransiiska ayaa ku tababbartay Ciutat Esportiva Joan Gamper si uu u bilaabo isbuuca isla markaana uu usii joogteeyo kasoo kabsashada dhaawicii muruqa ahaa ee soo gaaray  bishii September. Tababarkii Isniinta ...

Read More »

21 Nov – Maalinta Caalamiga ee Telefishanka.

Telly-TV-Television-day-734305

Muqdisho – Garwaaqsiga saameynta kordhaysa oo fogaan-aragyadu ku leeyihiin go’aan gaarista iyo jiheynta dareen weynaha caalamka ee ku foolan xasaradaha, nabadda iyo amniga iyo sidoo kale doorka ay ku leeyihiin dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada, Kal-fadhiga Guud ee QM ayaa 21 ...

Read More »

Tottenham oo albaabka u furtay heshiiska difaaca Man Utd ee Luke Shaw.

Show

Muqdisho – Tababaraha kooxda Tottenham, Mauricio Pochettino ayaa doonaya in uu lasoo saxiixdo daafaca dambeedka bidix ee naadiga Manchester United, Luke Shaw bisha Janaayo, sida laga soo xigtay wargeyska Irish Independent. Pochettino ayaa Shaw kula soo shaqeyey Southampton ka hor ...

Read More »

Daniel Sturridge oo doonaya inuu ka baxo albaabka  Anfield bisha Janaayo.

Daniel-Sturridge-732509

Muqdisho – Weeraryahanka kooxda Liverpool, Daniel Sturridge ayaa doonaya inuu ka tago kooxda Liverpool bisha January, sida ay qortay Daily Mirror. 28 jirkan ayaa ku soo bilowday kaliya afar kulan isaga oo ka hoos ciyaaraya Jurgen Klopp xilli ciyaareedkan, waxaana ...

Read More »

CRonaldo oo Real Madrid ku qaadanaya mid kamid sanadihiisii ugu xumaa.

Ronaldo

Muqdisho – Cristiano Ronaldo ayaa heysta mid ka mid ah xilli ciyaareedkiisii ​​ugu xumaa ee La Liga tan iyo markii uu kusoo biiray Real Madrid. 32 jirkan ayaa qaab ciyaareed aan fiican kula bilowday Los Blancos sanadkan iyada oo kooxda ...

Read More »

Sheekada Mohamed Bzeek – Xanaaneeyaha Carruurta laga quustay noloshooda!

Mohamed

California – Mohamed Bzeek, oo ah 62-jir Muslim ah oo ku nool California ayaa 20-kii sano ee lasoo dhaafay wuxuu waqtigiisa ku bixiyay xanaanada carruurta maskaxda ka xanuunsan kuwaas oo laga dayacay daryeelkii ay ku lahaayeen habka xanaaneynta – isaga ...

Read More »

Maqaayad qarash cuntadeeda lagu bixiyo qashinka bedelkii lacagta!

qashinka

Muqdisho – Maqaayad aan caadi ahayn oo ku taalla Semarang, dalka Induniisiya waxay ku jirtaa howl-gal ay dadka xaafadda oo faqrigu la fadhiistay ku caawinayso – kuwaas oo badigood lacag dhan 25$ bishiiba ku shaqeeya – iyada oo siinaysa hab ...

Read More »

Willian oo lala xiriirinayo Manchester United.

Willian

Muqdisho – Ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxdfa Chelsea, Willian ayey wararku sheegayaan in uu xiise ka helayo naadiga Manchester United macalinkeeda, Jose Mourinho kaas oo la aaminsan yahay in uu ciyaaryahankan la doonayo garoonka Old Trafford. United ayaa lala xariiriyey ...

Read More »