Home / Author Archives: radio himilo (page 140)

Author Archives: radio himilo

Jubaland oo u awood sheegatay Galmudug + Sawirro

Xulka Galmudug ayaa kulankiisii u horeeyay cayaaraha gobollada dalka galabta kahor tegay dhigooda Jubaland oo koodii labaad ay u aheyd. Wiilasha Galmudug oo dhaqdhaqaaqoodi wanaagsanaa ayaa hogaanka cayaarta qabtay daqiiqaddii 11aad markii uu shabaqa gaaray Cabdishakir Xassan Cabdullaahi. Saddex daqiiqo ...

Read More »

Mataano wada dhashay, isku dugsi ahaa, kuna waxbartay hal meel oo hal mar wada dhintay

Axmed Oroch iyo Maxamed Oroch oo ahaa  mataano wada dhashay, hal goob wax ka bartay, hal meel ka wada shaqeynayay  ayaa hal mar wada dhintay dalka turkiga . Mataanayaashan oo caan ka ahaa dalka Turkiga ayaa sida uu ku soo ...

Read More »

Wax ka ogow kulan cayaareedka dhexmari doona Jubaland iyo Galmudug

Kulankii labaad ee Group B ayaa galabta waxaa isku arki doona xulalka kubadda cagta gobollada Jubaland iyo Galmudug oo qeyb ka ah tartanka cayaaraha gobollada dalka oo Muqdisho ka soconaya. Cayaartan ayaa soo geli doonta galabta 04:00pm galabnimo, iyadoo ka ...

Read More »

Puntland oo guuldarro labaad u saarisay Koonfur Galbeed + Sawirro

Kulankii saddexaad ee cayaaraha gobollada dalka ayaa galabta lagu cayaaray garoonka Banaadir ee degmadda Cabdi Casiis. Xulalka Puntland iyo Koonfur Galbeed ayaana foodda isdaray cayaar xiisaheeda xanbaarsaneyd. Daqiiqaddii afaraad ee cayaartaba gool waqti hore ah ayay la timid Puntland markii ...

Read More »

Hordhaca kulanka dhexmari doona Puntland iyo Koonfur Galbeed

Kulan cayaareed xiiso gaar ah xanbaarsan ayaa galabta garoonka Banaadir ku dhexmari doona kooxo kala metelaya xulalka Puntland iyo Koonfur Galbeed. Waa kulankii saddexaad ee laga cayaarayo tartanka gobollada dalka oo si toos ah loogu qabanayo magaalada Muqdisho kaddib burburkii ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo. Waxaynu uga hadalnaa oo aalaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina. Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan ...

Read More »

Madaxweyne Obama oo carqalad ku noqday tababarkii kooxda Swansea City

Kooxda kubadda cagta Swansea ayaa safarkeeda ay isugu diyaarinayso xagaaga cusub ku joogta magaalada Washington DC ee xarunta dalka Mareekanka. Madaxweynaha dalkaa ayaana caqabad ku noqday kooxda Premier League ka cayaarta oo isku diyaarineysay tababar kahor kulanka ay la balan ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka Dharaarta

Dhageyso Barnaamijka dhacdooyinka dharaarta oo maanta si gaar ah aan ugu falanqeynay Af-gembigii fashilmay ee Turkiga ka dhacay. Barnaamijka waxaa marti inoogu ah Cabdulaahi Nuur Warsame oo dalka Turkiga muddo ku noolaa, waxna kusoo bartay. Waxaa soo jeedinaya Mahad Maxamed ...

Read More »

Cayaartoyda Jubbaland oo guul darro ku bilowday cayaaraha gobollada dalka + Sawirro

Kulan cayaareed xiiso gaar ah xanbaarsanaa ayaa galabta garoonka Banaadir ku dhexmaray kooxo kala metelayay Hiiraan & Sh/dhexe oo dhan ah iyo Jubbaland, xilli garoonka ay joogeen kumanaan taageerayaal ah. Labadan xul oo ku wada jira Group B ayaana midba ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka tegay dhaxal ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan