Home / Author Archives: radio himilo (page 148)

Author Archives: radio himilo

Toddobo ruux oo u geeriyootay kaddib markii ay ku mashquuleen iska qaadista sawiradda Selfie

Dhowaan waxaan idiin soo bandhignay gooro aanay habooneyn in la iska qaado sawirada Selfie oo dadku ay isa sawiraan iyagoo qaarkood jooga meelo halis ah. Maanta booliska degmada  Kanpur ee gobolka Uttar Pradesh ee dhaca Waqooyiga dalka Hindiya ayaa baahiyay ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »

Neymar Jr. oo ku biiray koox cusub !!!

Weeraryahanka xulka qaranka Brazil Neymar Jr. ayaa wadahadalo soo jiitamay oo qandaraas kordhin ah la meel dhigi waayay kooxda Barcelona, waxaana furmay suurto galnimada uu laacibku kooxda Catalonia ka dhaqaaqi karo. Cabsida ah in Neymar uu koox cusub ku biiri ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »

Schweinsteiger oo noqday xiddiga ugu safashada badan Jarmalka tartanka Euro

Qadka dhexe ee Manchester United Bastian Schweinsteiger ayaa xalay sameeyay diiwaan cusub kulankii ay dharbaaxada ku dhufteen xulka Northern Ireland. Horaan kulankii ay dhantaaleen Ukraine ayuu kursiga keydka kasoo kacay si uu u barbareeyo diiwaanka ah laacibka ugu safashada badan ...

Read More »

Ogow waqtiyada aanay habooneyn in la iska qaado sawirada Selfie

Selfie waa marka qofku uu qaato telefoonkiisa gacanta ama aalad kale oo wax sawirta oo uu deetana sawir iska qaado, haku wehliyaan saaxiibo ama yeynaan ku wehlin. Waxaynu eegi doonaa gooro aanay habooneyn in sawiradaas la iska qaado: Goortii aad ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »

Booliska Pakistan oo xabsiga dhigay nin iibinayay kabo ay ka muuqato astaanta Hinduuga

Jahanzaib Khaskheli waa dukaanle ku dhaqnaa magaalada koonfureed ee Tando Adam oo ka tirsan gobolka Sindh waxaana xiray booliska Pakistan markii la ogaaday inuu beecinayay kabo ay ku qorantahay astaanta Hinduuga. Farrukh Ali oo ah taliyaha ciidanka booliska ee degmada ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »

Puma oo baahisay sirta ka danbeysay in funaanadihii xalay ee Switzerland dildilaacaan

Cayaartii xiisaha badneyn ee kala baxa Group A oo xalay dhexmartay xulalka Faransa iyo Switzerland ayaa lagu arkay dhacdo indhaha caalamka soo jiidatay, markii shan funaanadood oo ay xirnaayeen xiddigaha xulka Switzerland ay jeexmeen. Shirkadda agabka cayaaraha soo saarta ee ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan