Home / Author Archives: radio himilo (page 160)

Author Archives: radio himilo

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo. Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina. Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan ...

Read More »

Dhibaatada Ribadu ku leedahay dhaqaalaha Dunida

Ribadu macnaheeda luqad ahaan waa siyaado (dulsaar) waxyaabo gaar ah sida Amaahda (daynta) iyo in labo shey la isku badalanaayo oo la kala badiyo iyadoo in la kala badiyo aanay ahayn. Ribadu waa labo nooc:  Ribaa Alfadli: waa ribada ...

Read More »

Falanqeynta kulanka dhexmari doona kooxaha Heegan iyo Elman

Kooxaha kubadda cagta Elman iyo Heegan ayaa ku wada balansan galabta gegada Banaadir Stadium. Elman waa kooxda ugu guulaha badan horyaalka kaddib burburkii dalka, halka Heegan ay tahay kooxdii horyaalka hanatay xagaagii tegay. Cayaarta labada kooxood ayaa soo geli doonta ...

Read More »

Banaadir SC oo u dabaal degtay hanashada horyaalka kaddib guul ay ka gaartay Gaadiidka

  Kooxda kubadda cagta Banaadir SC ayaa loo caleemo saaray horyaalnimada kubadda cagta Soomaaliya xagaagan 2015-2016. Kulan muhiim u ahaa kooxdan ayay galabta gegada Banaadir kula cayaarta dhigeeda Gaadiidka. Daqiiqaddii 41aad ee qeybtii hore kooxda Banaadir SC ayaa cayaarta la ...

Read More »

Banaadir SC oo u baahan galabta inay guul gaarto si horyaalka ay u hanato

Banaadir SC ayaa galabta gegada Banaadir Stadium kulan cayaareed muhiimad gaar ah u leh kula cayaari doonta kooxda Gaadiidka. Kulankan ayaa si toos ah loo daawan doonaa saacadda geeska Afrika marka ay tahay 3:30pm. Waa kulankii 17aad oo kooxahan xagaagan ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Aragtida Islaamka

Barnaamijka Aragtida Islaamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oo ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado. Toddobaadkan waxaan ku eegi doonaa ahmiyadda Tarbiyada ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Taariikhda Afrika

Barnaamijka Taariikhda Afrika oo aynu uga hadalno diiraddana aan ku saarno taariiikhda waddamada Afrika ku yaal, waxaan ku soo qaadannaa dal waliba halka uu dhaco juquraafi ahaan, bedkiisu inta uu la egyahay, wadamadda uu xuduudda la leeyahay, luuqadda looga hadlo iyo ...

Read More »

Dekedda oo booska labaad ka dharbaaxatay Jeenyo

Kulan xiiseed dagaal uu ku larnaa, kumanaan taageerayaal ahna ay kasoo qeyb galeen ayaa bugcadda Banaadir galabta ku dhexmaray kooxaha Jeenyo iyo Dekedda. Labada kooxood ayaa wada fadhiyay booska labaad ee kala horeynta horyaalka, iyagoo wadaagayay min 32 dhibcood. Qeybtii ...

Read More »

Talyaaniga oo aysan danbi ka aheyn in qofku uu cunto xado waase hadii uu baahanyahay.

Maxkamad ku taala dalka Talyaaniga ayaa go’aamisay in uusan qofku wax danbi ah laheyn haadii uu xado cunto yar marka uu baahanyahay oo gaajo ay hayso waxaase shardi looga dhigay in cuntada aysan dhaafsiisneyn cunto hal qof uu qaadan karo ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Madasha Haweenka

Barnaamijka Madasha Haweenka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Xubno muhiim ah ayaan barnaamijka ku soo qaadannaa, waxaana soo jeedineysa Fardowso Sh.Cabdiraxmaan.

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan