Home / Author Archives: radio himilo (page 170)

Author Archives: radio himilo

Adidas oo soo saartay kabo jeeb leh oo alaab muhiim ah aad ku xafidan karto

Goorta jeebkaaga aanad kalsooni badan ku qabin in uu ilaalin karo wixii aad ku ridato waa welwel dhibtiisu aanay yareyn, hayeeshee caqabadaas ayaa u muuqato mid dhammaad joogta oo xal in loo helay ayay u egtahay. Shirkadda Adidas ayaa soo ...

Read More »

Manchester United oo iska xaadirisay wareega afar dhammaadka FA Cup

  Goolal ka kala yimid Marcus Rashford iyo Marouane Fellaini ayaa Manchester United u horseeday in wareega lixaad ee FA Cup oo rogaal celis ahaa ay 2-1 uga taqalusto kooxda West Ham United. Inkastoo weerarkii u horeeyay oo garoonka ay ...

Read More »

Atletico Madrid oo Barcelona kasoo reebtay Champions League

  Barcelona ayaa soo booqatay gegada Vicent Calderon iyadoo wadatay guul 2-1 ah oo lugtii koowaad oo Champions League ay toddobaadkii tegay kusoo gaartay gegadeeda Camp Nou. Cayaarta inta aanay bilaaban, waxaa badi loo saadaalinayay in Barcelona ay noqon doonto ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waa toddobaadle aad ka dhegaysataan Idaacadda Himilo. Waxaa marti inoogu ah C/qaadir Cabdi Carab  oo ah suugaanyahan da’yar, waxaana soo jeedinaya Aweys Xuseen  

Read More »

Saddex cayaaryahan oo u dheela Leicester oo u sharaxan abaalmarinta xiddiga sanadka Ingiriiska

Kooxda kubadda cagta Leicester City ayaa xagaa fiican qaadaneysa iyadoo iminka hogaanka horyaalka Ingiriiska ku heysa toddobo dhibcood oo nadiif ah. Xiddigaha kala ah Jamie Vardy, Riyad Mahrez iyo N’Golo Kante oo gebigood kooxdan u wada cayaara ayaa kamid ah ...

Read More »

Dhageyso: Dhallinyaro heer jaamacadeed oo is abaabulay si ay bulshada wax u baraan

Warbixintan waxa aynu ku soo qaadanay barnaamijka Hiigsiga Himilo oo ka baxa idaacadda Himilo. Waxaynu uga hadleynaa dhallinyaro heer Jaamacadeed ah oo iskood isku abaabulay si ay waxbarasho lacag la’aan ah ugu yaboohaan dhallinyarada u hamuun qabta inay wax bartaan. ...

Read More »

Jones: Kulanka West Ham ayaa qeexaya xagaaga Man Utd

Daafaca kooxda Manchester United Phil Jones ayaa ka dhawaajiyay in kulanka caawa ay rogaal celis ahaan wareega siddeed dhammaadka FA Cup ula cayaarayaan West Ham uu yahay kulankooda ugu weyn xagaagan. Manchester United ayaa xagaagan dhibtooneysa iyadoo horyaalka ka fadhisa ...

Read More »

Manchester City oo u soo baxday wareega xiga ee Champions league

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa markii ugu horeysay taariikhda u soo baxday wareega afar dhammaadka tartanka kooxaha Yurub ee Champions League. Barbaro ay ku soo gashay caasimadda Paris ayaa kooxdan caawisay in gurigeeda ay ku dheesho iyadoo han sare ...

Read More »

Real Madrid oo iska xaadirisay afar dhammaadka Champions League

Kooxda kubadda cagta Real Madrid oo qabtay guuldarro 2-0 ah lugtii koowaad ee wareega siddeed dhammaadka Champions League ayaa xalay gegada Bernabue ku soo dhoweysay dhigeeda Wolfsburg. Kulanka oo ay u soo daawasho tageen 76,684 taageere waxay Real Madrid dooneysay ...

Read More »

Elman oo ka badisay Saxafi

Kulan xiiso badan oo ka tirsan horyaalka dalkeena Soomaaliya ayaa Benadir Stadium ku dhexmaray kooxaha Saxafi iyo Elman. Elman waxay ku hamineysay inay tiigsato kooxaha sare oo ay kulankan guul ka gaarto, halka Saxafi ay carar ka taagan tahay inay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan