Home / Author Archives: radio himilo (page 20)

Author Archives: radio himilo

Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 72aad”

Tafsiirka

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira  barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda ...

Read More »

Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 71aad”

Tafsiirka

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira  barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda ...

Read More »

PSG oo Kylian Mbappe ka dhigeysa laacibka 2aad ee ugu qaalisan kubadda cagta.

nintchdbpict000316280964

Muqdisho – Weeraryahanka kooxda AS Monaco, Kylian Mbappe ayaa ku dhow inuu u dhaqaaqo kooxda lacagaha faraha badan faraqeysa ee Paris Saint-Germain; £183 milyan oo lacagta Ingiriiska ah ayuuna ugu wareegi karaa, sida ay wararku sheegayaa. Faransiiskan heerka caalami ayaa ...

Read More »

Juventus oo ku soo biirtay loolanka loogu jiro Virgil van Dijk.

van-dijk

Muqdisho – Liverpool ayaa tartan kala kulmeysa kooxda Talyaaniga ah ee Juventus waxeyna kula soo biirtay doonista xiddiga kooxdas ee Virgil van Dijk, sida ay wararku sheegayan. 26 jirkan ayaa horraanba kooxda ku ciyaarta St Mary’s Stadium farta ka saaray ...

Read More »

Milan oo PSG amaah kaga codsatay xiddigeeda Krychowiak.

krychowiak-psg_1kx1iike0qp4iz1qankrbwp6r

Muqdisho – Kooxda AC Milan ayaa weydiisatay Paris Saint-Germain ciyaaryahanka Grzegorz Krychowiak in ay ku siiso qaab amaah ah, sida ay sheegeyso Corriere dello Sport. Xaqiiqatan ma ahan markii koobaad ee ay xiiso u muujiyaan laacibkan u dhashay Poland ee ...

Read More »

Muslim faqiir ah oo si yaab leh kaga mid noqday Xujeyda sanadkan.

Turkey-fulfills-wish-of-Ghanaian-villager-dreaming-of-Hajj

Muqdisho – Oday ku nool tuulo kamid ah dalka Ghana kaas oo mid kamid ah shaqaalaha fogaan-aragga Turkish TV su’aalay ‘haddii diyaarad-yar uu ku geyn karo magaalada Makkah’ ayaa riyadiisa rumowday kadib markii sheekadiisu ku baahday baraha bulshada. “Waxaa ku ...

Read More »

Daawo sawirro: Nin darba-jiifta ugu deeqa kabo ay xirtaan

its-from-the-sole-550x550

Muqdisho – Dagane ku nool New York, Andre McDonnell wuxuu waqtigiisa nasiinada badi ku qaataa u qeybinta kabo dadka darbi-jiifta ah. Helidda ururkiisa samafalka ee loo yaqaan ‘Its From the Sole,’ deeqsiga 42-jirka ah wuxuu qeybiyay in ka badan 5,000 ...

Read More »

Bisadda ugu xanaaqa badan internet-ka.

Garfi-angry-cat-550x365

Muqdisho – Inteenna badan waxaa dhacda inaynan jecleysan rabaayaysiga iyo xannaanada mukulaalaha. Qaarkeen waxayba nacaan inay kasoo ag dhawaato. Warkan wuxuu dhiillo kusii abuuri karaa inta aan ka ahayn daryeelayaasha bisadaha. Waayo waxay ku qaadanaysaa muddo kale inay ka fikiraan ...

Read More »

Geedka ugu dheer adduunka.

Hyperion-tallest-tree-600x450

Muqdisho – Taniyo sanadkii 2006, geedka ogaal ahaan ugu dheer adduunka waa California redwood laguna naanayso Stratosphere Giant’. Balse cilmi-baaris iyo daba-gal dheer kaddib, Hyperion ayaa la ogaaday inuu 10ft ka dheer yahay Giant. Taas waa natiijada usoo baxday koox ...

Read More »

Swansea 0 Man United 4: Wiilasha Mourinho oo mar kale guul weyn gaaray.

Man utd

Muqdisho – Manchester United ayaa mar labaad oo xariir ah ku badisay 4-0, waana bilaabashadii ugu fiicneyd 110 sano. Liberty Stadium ayay kaga soo adkaatay kooxda Swansea City ciyaar ay goolasha kala qeybsadeen Eric Bailly, Romelu Lukaku, Paul Pogba iyo ...

Read More »