Home / Author Archives: radio himilo (page 21)

Author Archives: radio himilo

Manchester United oo £85m ku doonaysa Gareth Bale.

Muqdisho – Manchester United ayaa rajeyneysa in ay la saxiixato Gareth Bale,  sida laga soo warramayo.  Kooxda milkiyan laacibkan leh ee Real Madrid ayaa qorsheyneysa in ay laacibkan ku fasaxaan £85m oo lacagta ganiga istarliinka ah. United ayaa dhawaanahaan lala ...

Read More »

Chelsea oo £100m kula saxiixanaysa weeraryahanka Inter Milan ee Mauro Icardi.

Muqdisho – Kooxda heysata hoyaalka Premier League ee Chelsea ayaa lagu soo warramayaa in ay isku diyaarineyso soo xera-galinta xiddiga kooxda Inter Milan  ee Mauro Icardi, iyada oo ku dooneysa lacag gaareysa £100m sida ay wararku sheegayaan. Blues-ka ayaa qorshaheedu ...

Read More »

Aokigahara – Keynta Geerida.

Muqdisho – Waxaa loo suntay kobta ugu habboon ee lagu dhinto sida uu ku qoray buuggiisa The Complete Manual of Sucide, qoraaga Wataru Tsurumi, Aokigahara waa keyn mugdi ah oo dhacda ardaaga buurta Fuji taas oo ku caan ah kob ...

Read More »

Lukaku: “Soo noqoshada Ibrahimovic waxay nagu kaalmaynaysaa loolanka Man City ee horyaalka.”

Muqdisho – Romelo Lukaku wuxuu sheegay in soo noqoshada laacibka Ibrahimovic ay kooxda Man United ku caawin doonto inay kula loolanto City horyaalka PL. Lukaku wuxuu safka hore kaga jiray xulka kooxda taniyo bilowgii horyaalka, hayeeshe soo laabashada Ibrahimovic kaas ...

Read More »

Madax-weynaha Atletico: “Simeone magali karo gorgortan.”

Muqdisho – Maareeyaha kooxda Everton, Farhad Moshiri wuxuu dadaal ugu jiraa bedelka macalinkii hore ee Toffees-ka, Ronald Koeman. Macalin Simeone wuxuu ku jiraa bartilmaameedka hore ee naadiga, sidaas waxaa fahamsan Sky Sports News. Kooxda macalin Simeone waxay ku jirtaa kaalinta 4aad ee ...

Read More »

Sheikh Axmed Deedat – Shumicii fidinta diinta Islaamka.

Muqdisho – Shiikh Deedat wuxuu ahaa han-sarreeye iyo caalim Muslim ah oo ku barbaaray dalka Koofur Afrika kaas oo ku caan baxay doodaha furan oo uu la yeeshay culimada diinta Masiixiga. Sanadkii 1986-kii, wuxuu la dooday Jimmy Swaggart, wuxuuna xittaa ...

Read More »

Ku seexashada Marwaxado shidan waxay sababi kartaa dhimasho kedis ah!

Muqdisho – 44-jir u dhashay dalka Thailand ayaa u dhintay xanuun lagu magacaabo hypothermia kadib markii uu jiifsaday isaga oo saddex marwaxad ay ku dul babanayaan habeenkii oo dhan. Sobthawee Boonkua, oo ku nool Tambon Nai Muang, gobalka Chaiyaphum wuxuu ...

Read More »

Haweeney furriin dalbanaysa kadib shaqo-ka-joojin ay kala kulantay seygeeda!

Muqdisho – Haweeney 28-jir Masar u dhalatay ayaa raadinaysa dalaaq ama furriin kadib laba toddobaad un oo ay is qabeen seygeeda – iyada oo ku eedeynaysa qabashada howlaha dumarnimo ee guriga. Seyga oo 31-jir ah wuxuu leeyahay xarun ganacsi. Balse ...

Read More »

Dal-jir Dadkiisa ka didaya miyaa Dalkiisa dhowri kara?!

Muqdisho – Waqtigii halganka, dadku waxa ay ugu jeclaayeen ninka ama qofka qoriga sita ee difaacaya xorriyaddii dalka u baahnaa, Maadaama uu xilligaasi dalka ku jiray in uu madax banaani ka qaato gumeystiyaal Reer Yurub ah. Gobollo badan, askarta ayaa ...

Read More »

Saameynta Maandooriyuhu ku hayo Nolosha Jiilka Maanta.

Muqdisho – Maandooriyuhu kaliya ma saameynayo shaqsiyadda, hayeeshe wuxuu sidoo kale raadeyn karaa qoysaska, shaqooyinka, caafimaadka qofka, habka daryeelka caafimaadka, bulshada deegaanka iyo mujtamaca guud ahaan. Adeegsiga qaldan ee aalkolada iyo isticmaalka dawooyinka aan kusoo bixin talada dhaqtarka waxay araxda ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan