Home / Author Archives: radio himilo (page 22)

Author Archives: radio himilo

Sergio Aguero oo qorsheynaya inuu ka tago Manchester City 2019.

Muqdisho – Weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero ayaa shaaca ka qaaday inuu qorsheynayo inuu kooxda ka tago dhamaadka xilli ciyaareedka soo socda si uu ugu laabto kooxdiisii hore Independiente. Aguero ayaa ku biiray City 2011kii, wuxuuna jabiyay rikoorkii gooldhalinta ee ...

Read More »

Dries Mertens oo sheegay in kooxda Manchester City aysan aheyn mid ka fogaan karta in laga badiyo.

Muqdisho – Weeraryahanka Napoli Dries Mertens ayaa ku adkeysanaya in Manchester City la joojin karo inkastoo ay kooxdiisa laba guuldarro ay ka soo gaartay naadiga Pep Guardiola kulamadii labada lug ee Champions League. City ayaa 2-1 ku garaacday kooxda ka ...

Read More »

Javier Mascherano oo lala xiriirinayo kooxdiisii hore ee Liverpool

Muqdisho – Liverpool ayaa lagu soo warramayaa inay dalab u dirtay daafaceedii hore ee Javier Mascherano, todobo sano ka dib markii uu markii uu u dhaqaaqay Barcelona. 33 jirkaan ayaa qandaraaskiisa uu Camp Nou ku joogo waxa uu ku egyahay ...

Read More »

Ciyaartooyda ugu badan ee kubadaha burburiyey tan iyo markii uu bilaawday xilli ciyaareedkan horyaalka EPL-ka..

Muqdisho – Horyaalka Premier League ayaa u xiran fasaxa caalamiga ah. Taageerayaashu ma jecla xilligaan, tababarayaashu waxay ku nool yihiin cabsida dhaawacyada iyo in ciyaartoyda ay dhibaatooyin soo gaaraan. Kulamada isreebreebka Koobka Adduunka iyo saaxiibtinimo ayaa loo fasaxan yahay, waxaana ...

Read More »

Suuqa lagu iibiyo Hadyadaha lammaanaha kala hara oo la furay!

Muqdisho – Gudaha magaalada Hanoi, dalka Fitnam, hindise da’yar oo lagu magacaabo Dinh Thang ayaa helay hal-abuur xal noqon kara. Halkii la iska xoori lahaa walxaha tilmaanta  u ah xiriirkii dheeliyay ee labada lammaane ka dhaxeeyey sida waraaqaha jaceylka iyo ...

Read More »

Arsenal oo dib u soo nooleyneysa xiisaha ay u qabto Rafinha

Muqdisho – Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay dib usoo nooleyso xiisaha ay u qabto ciyaaryahanka khadka dhexe ee Barcelona, Rafinha. Gunners ayaa lala xiriirinayey inay u dhaqaaqeyso 24 jirkan xagaagii hore, laakiin waxay ku guuldareysatay ...

Read More »

Mesut Ozil oo heshiis cusub la galaya Arsenal.

Muqdisho – Mesut Ozil ayaa lagu soo waramayaa inuu diyaar u yahay inuu qandaraas cusub u saxiixo Arsenal haddii loo dhiibo lambarka 10aad oo uu hadda xiran yahay Jack Wilshere. 29 jirkan ayaa qandaraaskiisa Gunners uu dhacayaa dhamaadka xilli ciyaareedkan, ...

Read More »

Barcelona oo sare u dhigtay xiisaha ay u heyso saxiixa Matthijs de Ligt deal

Muqdisho – Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay sare u qaadday xiisaheeda daafaca dambeedka dhexe ee Ajax, Matthijs de Bentle. 18 jirkan ayaa xilli ciyaareedkii hore lagu soo daray kooxda koobaad ee Ajax, iyadoo kooxda reer Holland ay gaartay finalka ...

Read More »

Nin 25 Xabo oo moobiillada iPhone-ka codsi guur ugu ban-dhigtay saaxiibtiisa!

Muqdisho – Chen Ming, oo ah da’yar ku nool Shenzen, dalka Shiinaha ayaa dhawaan soo jiitay indhaha dadka la dhacsan isticmaalka telafoonnada iPhone-ka kadib markii uu 25 xabo oo cusub usoo iibsaday si uu astaan jaceyl ah ugu sameeyo gabadha ...

Read More »

Andrea Pirlo oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay cayaaraha kubadda cagta.

Muqdisho – Andrea Pirlo ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay kubadda cagta isla markaana uu soo gaba gabeeyey cayaaraha. 38 jirkan ayaa shaaciyay go’aankiisa ka dib markii uu bedel kusoo galay kulankii New York City FC ee ka dhanka ahaa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan