Home / Author Archives: radio himilo (page 4)

Author Archives: radio himilo

Kooxda Madbacadda oo kulankii labaad barbarro la gashay kooxda Horseed

Waxaa galabta magaalada Muqdsiho ku wada ciyaaray kooxaha Madbacadda iyo Horseed oo labaduba ka mid ah kooxaha sanadkaan ka qeyb galaya horyaalka Somali Premier league. Kulan ciyaareedkii galabta waxa uu ka dhacay Banaadir Stadioum ama Ex Koonis. Kulankaan ayaa ahaa ...

Read More »

Sawiro: Aqoon isweydaarsi ku saabsan kaalinta xarumaha fikirka iyo cilmi-baaristu ay ka qaadan karaan qaabeynta siyaasadda guud oo Muqdisho Lagu qabtay.

Xarumaha fekirka iyo cilmi-baarista waa machadyadda sameeya baaritaanada qotoda-dheer ee la xiriira siyaasadda bulshadda, istiraatiijiyadaha siyaasadda, dhaqaalaha, tiknolojiyadda, iyo dhaqanka. Inta badan xarumaha fekirka iyo cilmi-baarista waa kuwa aan faa’iido doon aheyn,, dalalka qaarna kama qaadaan canshuur. Daraasadaha ay sameeyaan ...

Read More »

Ciyaartoyda waa-weyn ee bilowgii bishan ka tagay kooxohoodii

Muqdisho – Markii uu dib u furmay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda bilowgii bishan waxaa kooxahoodii ka tagay ciyaartooy waa-weyn hadaba  liiskan hoose ka dheeho kuwa ugu caansan. ALEXIS SANCHEZ, Arsenal ayuu ka yimid wuxuuna ku biiray Manchester United HENRIKH MKHITARYAN, ...

Read More »

Florentino Perez oo qorshe cusub u degay lasoo wareegidda gool-hayaha Chelsea Thibaut Courtois

Muqdisho – Madax-weynaha kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa diyaar u ah in uu bixiyo Raphael Varane si kooxsiisu u hesho gool-hayaha kooxda Chelsea Thibaut Courtois, sida ay sheegay Don Balon. Perez ayaa doonaya inuu heshiis la saxiixdo goolhaye cusub ...

Read More »

Aymeric Laporte oo dhameystiray ku biiritaankiisa Man City

Muqdisho – 23-jirkan ayaa kusoo biiray Man City isaga oo ka yimid Athletic waana saxiixii lixaad ee uu Pep Guardiola sameeyo xagaagan 2017/18 , wuxuuna qalinka ku duuqagay heshiis gaaraya illaa 2023. Xiddigan ayaa noqday saxiixa 2-aad ee daafaca ugu ...

Read More »

Arsenal oo ku dhow soo xera-galinta Pierre-Emerick Aubameyang

Muqdisho –  28-sano jirkan ayaa qarka u saaran inuu noqdo saxiix rikoor ah oo yimaada Gunners kaliya shan bilood kadib markii uu naadiga yimid Alexandre Lacazette. Arsenal ayaa qarka u saaran inay dhameystirto saxiixa Pierre-Emerick Aubameyang oo ka imaanaya Borussia ...

Read More »

Tottenham oo toddobaadkan beegsaneysa Lucas Moura

Muqdisho -Tottenham ayaa wajaheysa tartan marka loo fiiriyo fursadda ay dooneyso in ay kula soo saxiixato Lucas Moura ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga Arbacada, sida ay qortay ESPN. Kooxda ka dhisan Waqooyiga London ayaan weli heshiis la ...

Read More »

Batshuayi oo u wareegaya Dortmund.

Muqdisho – Weeraryahanka kooxda Chelsea Michy Batshuayi ayaa ku biiraya Borussia Dortmund iyadoo Pierre-Emerick Aubameyang uu isku diyaarinayo inuu u dhaqaaqo Arsenal, sida laga soo xigtay Bild. Arsenal ayaa heshiis 55 milyan oo Ginni ah la gaartay Dortmund si ay ...

Read More »

Buraanbur – bile dhaqan baab’a ku dhaw

Muqdisho – Buraanbur waa nuuc ka mid ah suugaanta dhaqan ee soomaalida, waxa uu in muddo ah soo ahaa maanso dumarku isku weydaarsadaan afkaaraha ay qabaan, tijaabooyinka ay sameeyaan iyo waxa ay kala kulmaan waayahooda nolasha. Marka aad maqasho Buraanbur waxay ...

Read More »

Manchester United iyo Manchester City oo isku heysta Marc Barta

Muqdisho – Manchester City iyo Manchester United ayaa ku hardamaya saxiixa difaaca  Borussia Dortmund ee Marc Bartra, kas oo dhawaanahaan lala xariirinayey in uu ka dhaqaaqi doono naadiga. Warar laga helayo war-baahinta Spanish-ka ah ayaa warinaya in Dortmund aya qorsheyneyso ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan