Home / Author Archives: radio himilo (page 40)

Author Archives: radio himilo

Messi oo goolkiisii koobaad ka dhaliyay Buffon.

Muqdisho – Lionel Messi ayaa ugu danbeyn gool ka dhaliyay goolhaye Gianluigi Buffon iyada oo Barcelona ay 3-0 ku garaacday Juventus kulankii ugu horreeyay ee Champions League Talaadadii. Lionel Messi ayaa dhaliyay goolashiisii ​​95aad iyo 96aad ee Champions League, isaga ...

Read More »

Arsenal wada-hadal lama gelin Mesut Ozil ilaa Febraayo

Muqdisho – Arsenal ayaa lagu soo warramayaa in aysan wada-hadal heshiis kor dhin ah la yeelan xiddiga Mesut Ozil kaas oo suurta-gal ah in uusan heshiis cusub u saxiixin kooxda, lixdii bilood ee lasoo dhaafay Arsenal iskuma aysan dayin inay ...

Read More »

Ederson oo kusoo laabtay tababarka Sky Blue.

Gool hayaha kooxda Manchester City Edersonayaa ku soo laabatay tababarka isaga oo madax gashi uu ugu jiro markii ay horaanti todobaadkan isku dheceen laacibka Liverpool ee  Sadio Mane. Brazilian-kan ayaa laga saaray ciyaartii ay guusha 5-0 Liverpool kala kulantay kooxda ...

Read More »

Zidane oo lugta bidix ee Asensio bar bar dhigay midda Lionel messi.

Weeraryahanka Real Madrid ayaa sameeyay bilaabasho wanaagsan sanadkan, taas oo keentay in lagu masaalo Barcelona superstar-keeda Lional Messi. Real Madrid xiddigeeda Marco Asensio ayaa sheegay  in macalinkiisa  Zinedine Zidane uu sheegay in uu leeyahay lug la mid ah midda ciyaaryaka ...

Read More »

Dib u howl-gelinta xarumaha danta guud sidee bay qeyb uga qaadan karaan isku xirka bulshada?!

Muqdisho – Helidda adeegyada dowladda iyo u sinnaanta xarumaha aan gaarka loo lahayn ee dowliga ah oo inta badan lagu dhisay iskaashi dadweyne ayaa lagu magacaabaa dan-guud. Si kale marka loo yiraahdo, wax walba oo kasoo hara hantida gaarka loo ...

Read More »

Chelsea iyo Barca oo doonaya laacibka Atakan Akkaynak ee

Muqdisho – Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Bayer Leverkusen, Atakan Akkaynak ayaa lagu soo warramayaa inuu diiradda u saaran yahay kooxaha Chelsea iyo Barcelona kuwaas oo ka kala dhisan waddamada Spain iyo England. Sida laga soo xigtay The Express, labada kooxood ...

Read More »

Macalin Arsene Wenger: ‘Alexis Sanchez ma ahan mid daalan.’

Muqdisho – Arsene Wenger ayaa baddal ku soo galiyay Alexis Sanchez intii lagu jiray kulankii Premier League-ka ee u dhaxeeyay Arsenal iyo Bournemouth 9-kii September, 2017. Tababaraha Arsenal, Arsene Wenger ayaana beeniyay wararka soo jeedinaya in weeraryahan Alexis Sanchez uu ...

Read More »

Luis Garcia: ‘Jurgen Klopp wuxuu u baahan yahay koob uu kula guuleysto Liverpool.”

Muqdisho – Weeraryahankii hore ee Liverpool, Luis Garcia ayaa sheegay in macalin Jurgen Klopp uu cadaadis saaran yahay isla markaana laga doonayo in uu soo gabagabeeyo waqtiga badan ee Reds aysan ku guuleysan wax koob ah. Tan iyo markii uu ...

Read More »

Atletico oo ku niyadsan soo xero-gelinta laacibka Chelsea, Diego Costa.

Muqdisho – Atletico Madrid ayay wararku sheegayaan in ay qorsheynayso in ay si toos ah ugu dhaqaaqdo ciyaaryahanka weerarka uga ciyaara kooxda Chelsea, Diego Costa marka ay FIFA-ka qaado ganaaxa bisha January. Madax-weynaha Rojiblancos, Enrique Cerezo ayaa yiri “Waan ku ...

Read More »

Isco oo heshiis cusub la galaya Real Madrid.

Muqdisho – Madax-weynaha kooxda Real Madrid, Florentino Perez ayaa sheegay in kooxdu ay ku dhawaaqi doonto dhawaan heshiiska ciyaaryahanka qadka dhexe ee Isco oo u dhashay waddanka Spain. Isco ayaa diiradda u saarnaa labada kooxood ee  Manchester United iyo Tottenham ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan