Home / Author Archives: radio himilo (page 6)

Author Archives: radio himilo

Real Madrid oo dooneysa weerar-yahanka Pierre-Emerick Aubameyang

Muqdisho – Real Madrid ayaa diyaar u ah inay dalab u dirto weerar-yahanka Pierre-Emerick Aubameyang oo ka tirsan Borussia Dortmund, sida ay sheegeyso Don Balon. Arsenal ayaa wada-hadalo kula jirta Aubameyang, laakiin waxaa laga yaabaa inay tartan adag kala kulanto ...

Read More »

Manchester City oo heshiis cusub ka saxiixatay difaaceeda dhexe ee Nicolas Otamendi

Muqdisho – Manchester City ayaa heshiis cusub ka saxiixatay difaaceeda dhexe ee Nicolas Otamendi kaas oo u dhashay waddanka Argentine, heshiiskan ayaa dhic doona sanadka 2022. 29- jirkan ayaa u saftay City 118 kulan tan iyo markii uu lacag lagu ...

Read More »

Hana-qaadka Arsenal ee Reiss Nelson oo ay doonayaan PSG iyo Madrid

Muqdisho – Hana-qaadka  Arsenal ee Reiss Nelson ayaa waxaa ceyrsanaya kooxaha Paris Saint-Germain iyo Real Madrid, sida ay sheegtay Daily Mail. 18-jirkan ayuu heshiiskiisu dhacayaa sanadka soo aaddan, hayeeshee laacibkan ayaa la’aamin-sanyahay in uu doonayo inuu waqti kusii qaado garoonka ...

Read More »

Conte, “Ma ogi” In Sanchez uu kusoo biirayo Chelsea

Muqdisho – Sky Sports News, ayaa fahansan in Chelsea ay xiiso u qabto saxiixa Sanchez bishaan iyadoo dooneysa in  ay ku garaacdo Manchester United iyo Manchester City oo labaduba wada doonayey inkastoo lasoo wariyey in Man City ay iskaaga baxday ...

Read More »

Xiddiga Barcelona Dembele oo garoomada ka maqnaan doona muddo bil ah

Muqdisho – Isagoo seegay garoomada dhamaadkii 2017, isla markaana aan wali la qabsan naadiga, 20 jirkan reer France ayaa wajihi doona muddo kale oo uu ka maqnaan doono  cayaaraha. Barcelona ayaa xaqiijisay in xiddiga garabka ka ciyaara ee reer France ...

Read More »

Sida ay noqon doonto shaxda Manchester United haddii uu kusoo biiro Alexis Sanchez

Muqdisho – Manchester United ayaa qarka u saaran inay lasoo wareegto Alexis Sanchez ka dib markii Manchester City ay ka gaabisay soo xero-gelinta saxiixa weeraryahanka Arsenal. Chilean-kan ayaa ahaa mid xiiso ka helaya Old Trafford tan iyo maalmihii Sir Alex ...

Read More »

Baxnaano lix bilood qaadatay oo badbaadisay!

Muqdisho – Isbitaalka ayaa laga soo saaray Ilmo dhashay oo la rumeysan yahay inuu yahay kii ugu miisaanka yaraa dunida oo dhimasho uga badbaaday si mucjiso leh. Ilmahaan yar lix bilood ayuu ku jiray isbitaaka, waxayna dhaqaatiirtu ku qiyaaseen ka ...

Read More »

Sameey sidaan si aad dhakhso u seexato

Muqdisho – Badanaa maskaxda waxa si lama filaan ah ugu soo dhaca xilliga u diyaar garawga hurdada hawlihii ugu weynaa. Waxay ka fekertaa waxyaabihii aan u qabsoomin iyo kuwa horyaala maalinta xigta. Si loola dagaallamo dhibaatadan, daraasad cusub ayaa soo ...

Read More »

Rea Madrid oo Ronaldo u adeeg-saneysa soo xera-galinta Neymar

Muqdisho – Real Madrid ayaa laga yaabaa inay isticmaasho Cristiano Ronaldo iyagoo qeyb kaga dhigeya heshiiskii ay ku doonayaan xiddiga PSG ee Neymar, sida ay ku warameyso El Closet radio ee Cadena SER. Florentino Perez ayaa doonaya inuu xiddiga reer ...

Read More »

Kooxaha Arsenal iyo Chelsea oo isku heysta Xiddig Muhiim ah

Muqdisho – Kooxaha Arsenal iyo Chelsea ayaa xiriir la sameeyay wakiilka laacibka la yiraahdo Richarlison ka hor inta uusan heshiis u saxiixin kooxdiisa Watford. Richarlison ayaa u dhaliyey shan gool oo Premier League ah Watford tan iyo markii uu u ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan