Home / Features (page 10)

Features

Degmo gabadhii ku dhalataba loo beero geedo dhan 111 xabo.

Piplantri-village-550x366

Muqdisho – Tiiyoo aqlabiyadda Hinduuga ee ku nool Hindiya ay wali doorbidaan wiilasha, xaafad yar oo ku taalla Rajasthan waxay leedahay dhaqan gaar ah oo ay ugu dabaal-degaan gabdhahooda. Taniyo sanadkii 2006, daganayaasha xaafadda Piplantri oo dhacda koofurta degmada Rajsamand ...

Read More »

Dar-xumida ay ku jiraan darbi-jiifta Maraykanka.

1

Muqdisho – Darbi-jiifnimadu waa mushkilad bulsho oo ka jirta gudaha Maraykanka. Marka loo eego  McKinney–Vento Homeless Assistance Act, dadka hoy la’aanta ah waa kuwa la’ gabaad iyo hoyaad joogto ah. Darbi-jiifnimadu waxay mushkilad qaran noqotay sanadkii 1870.  Dib-jir badan ayaa ku ...

Read More »

Nin si yaab leh isugu dhiibay booliska kadib markii………

dhh

Muqdisho – Danbiile ayay ku adkaatay helidda doorasho ka baxsan inuu isku dhiibo booliska waayo wuxuu doonayay in saraakiisha boolisku ay sawirkiisa foosha xun oo ay doonayeen ka saaraan baraha bulshada, marka loo eego booliska UK. Booliska South Wales ayaa sheegay ...

Read More »

Dhaqtar bilaash ku dabiiba dhibanayaasha danyarta ah.

dhqatar

Muqdisho – Marka rabshado hubaysan oo ka dhaca Chicago ay qabsadaan wararka ugu doorka roon, layaab kuma noqoto Dr. Daniel Ivankovich “Waa micnaha waddooyinka,” ayuu yiri Ivankovich, oo ah dhaqtar qallinka ku gaaroobay kana shaqeeya lama-galaan badan oo magaalada katirsan. ...

Read More »

La kulan – Indhoole iyo gacmo laawe saaxiibo ah oo wadajir u beeray geedo badan.

1

Muqdisho – Waxay alkumeen midnimo aan caadi ahayn – gaar ahaan iyaga oo ku bahoobay arrin u baahan xoog badan sida geed beerista. Nin indhoole ah iyo gacmo laawe ayaa naafanimadooda kaga guuleystay adeegsiga indhaha iyo gacmaha midka kale. Jia ...

Read More »

La kulan – Tima-jaraha darbi-jiifta lacag la’aan ku qurxiya!

Mark-Bustos-and-homeless-550x312

Muqdisho – Mark Buston oo ah ra’iisle reer New York, wuxuu leeyahay qalbi dahab ah. Wuxuu maalintiisa Axadda – oo ah tan kaliya uu fasaxa ka yahay howsha – uu si lacag la’aan timaha ugu jaraa dadka dib-jirta ‘darbi-jiifta.’ Sheekadiisa ...

Read More »

Lakulan – Samafalaha harharka cunnada maqaayadaha ku nafaqeeya darbi-jiifta.

wasted-food 1

Muqisho – 26-jirka reer New York ee Robert Lee waa mid kamid ah arwaaxda naadirka ah ee xirfadooda heerka sarreysa uga haray inay is-beddel ku sameeyaan dunida. Lee waa helaha Rescuing Leftover Cuisine’ oo ah dhaq-dhaqaaq sameeya dadaallo lagu cirib-tirayo gaajada ...

Read More »

Nin weeraray Taallada Ataturk kuna sheegay Sanam diinteennu diiday!

Ataturk

Muqdisho – Nin kamid ah dadka degmada Siverek ee dhacda koofur-bari dalka Turkiga ayaa weeraray taallada Ataturk – isaga oo yiri; ‘Sanam caabudku boos kuma lahan Islaamka,’ sida ay soo warisay Dogan News Agency. Ninka oo lagu sheegay Mehmet Malbora ...

Read More »

Dhaqtar sida dib-jirta u labista si uu bilaash ugu dabiibo darbi-jiifta ku nool Maraykanka!

doctor-to-homeless-jim-withers-homeless-large-169-1

Muqdisho – In ka badan 20 sano, Dr. Jim Withers wuxuu ku socdaalayaa jidadka Pittsburgh ee Pennsylvania – isaga oo kusii jeeda meelaha dib-jirtu gabaadsato, siiyana baxnaano, daweyn iyo daryeel caafimaad. Wuxuu samafalkiisa ugu yeeraa ‘dawada jidka’. Markuu ugu horreyn ...

Read More »

Cano Cristales – Webiga ‘Shanta Midab’ ama Qaanso-roobaad.

Cano-Cristales

Muqdisho – Loo yaqaan ‘Webiga Shanta Midab’ ama ‘Webiga Qaansa-roobaad’, Cano Cristales waa mid kamid ah webiyada ugu cajiibka badan caalamka. Inta ugu badan sanadka, Cano Cristales river oo ku yaalla dalka Colombia kaliya waa mid aan ka duwanayn qulqul ...

Read More »