Home / Wararka (page 28)

Wararka

Dashrath Manjhi – Ninka bulshadiisa u dhan-balay Buur.

Muqdisho – Dasrath Manjhi, beeraley Hindi ah ayaa dhigay taariikh cusub kadib ku dhawaad 20-sanadood oo ay ku qaadatay inuu buur ku kala dhanbalo Burus, Dubbe iyo wixii lamid ah – si uu jid ugu sameeyo bulshadiisa kuwaas oo dowladdu u ...

Read More »

Hindiya – Marka Tacliintu noqoto Mahuraanka Nolosha.

Muqdisho – 40-jirka lagu magacaabo Rajesh Kumar Sharma, oo ka yimid caasimadda New Delhi ayaa iskuul ka hoos furay buundo – halkaas oo uu wax ku baro carruurta ka yimaada isku raranta xaafadaha dadka dan-yarta ah kuwaas oo aan xaadiri karin ...

Read More »

Lakulan: Halgamaaga dhisa Mustaqbalka Carruurta Dan-yarta

Muqdisho – 16-kii sano ee lasoo dhaafay, milkiile warshad, Kamal Parmar, wuxuu waday mashruuc uu ardayda kagaa caawiyo wax aqriska, qoraalka iyo ku celiska casharrada dugsiyadooda gudaha magaalada Ahmedabad ee dalka Hindiya. Sheekada Parmar waxay ka bilaabatay hal galab 15 sano kahor. Wuxuu ...

Read More »

Ol’olaha Umuganda ee Rwanda – Singapore-ta Afrika ee Mustaqbalka.

Muqdisho – Ereyga Umuganda waxaa micno ahaan lagu soo koobi karaa; iskugu imaatinka hadaf guud si loo gaaro natiijo muuqata. Gudaha dhaqanka Rwanda, xubnaha kala duwan ee ku jira bulshada ayaa isugu yeera ehellada, asxaabta iyo deriska si ay isaga kaalmeeyaan ...

Read More »

7 April – Maalinta Gocashada Xasuuqii Rwanda 1994

Muqdisho – Bishii April sanadkii 2004 ayay markii ugu horreysay QM aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee is-tusidda Xasuuqii Rwanda. Xuska Maalintanna waxaa taniyo markaas lagu qabanayay caasimado kala duwan sida Kigali, New York, Dar-es-Salaam iyo Geneva. Dhamaan xubnaha katirsan QM ayaa ...

Read More »

Yemen – Ciyaar Bootineedka Geela

Muqdisho – Dadka qabiilka Zaraniq ee ku nool xeebta galbeed ee Yemen ayaa waxay leeyihiin dhaqan gaar ku ah – waxay ka dulboodaan saddax ama afar Tulud oo la iskugu xejiyay sida qolada daredevils ay kaga dulboodaan gawaarida. Ka nqoday mid caan ...

Read More »

Xeebta Biyaha Kulul

Muqdisho – Wali ma suuraysatay xeeb biyaheedu kulul yihiin? Taasi waxaad ugu tagaysaa dalka New Zealand. Iyada oo dhacda xeebta bari ee gacanka Coromandel – 175 km ka fog Auckland, Hot Water Beach waxay magacan ku heshay duleellada hoose ee ku xiga carrada ...

Read More »

Dadka Dhiig Ilmeeya Markay Oynayaan

Muqdisho – Haemolacria waa xaalad muuqaaleed dhab ah taas oo qofka ku sababta in marka uu oynayo uu dhiig ilmeeyo. Ilinta dadka qaba cudurkan waxay kaliya ku kala duwan yihiin guduudsanaanta midabka dhiigga oo ay qubaan marka ay ilmeynayaan. Halka aysan ...

Read More »

Olympic Babies – Tartanka Olombikada Dhallaanka

Muqdisho – Waxay dhasheen sanad kahor waxayna durba kamid noqdeen dhacdo kamid ah tartamada ciyaaraha. Layaab maleh ciyaartan waxaa lagu magacaabaa Olombikada dhallaanka. Carruurta aalaaba dhalata 8 August waxaa loo yaqaan Olympic Babies – waxayna ka qeyb-galaan tartan ay ku ...

Read More »

Ball’s Pyramid – Buurta ku dhex-taal Badda Pacific-ga

Muqdisho – Iyada 20 km ku dhawaad ka dhacda koofur bari Jaziiradda Lord Howe ee badweynta Pacific Ocean, buurta Ball’s Pyramid waxay dheer tahay 562 biyaha dushooda. Sida la sheego Ball’s Pyramid waxay ka hartay folkaano qaraxday muddo laga joogo 7 milyan oo sano kahor ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan