Home / Wararka (page 29)

Wararka

Marka uu Macalinku noqdo horseedka is-baddalka.

Muqdisho – Gudaha dal ay dagaalladu la dageen – halkaas oo carruur badan aysan heli karin xaqii wax-barashada – macalin iskuul ayaa isku dayaya tiisa ugu fiican si uu is-baddal u sameeyo. Saber Hosseini, kaas oo magaalada Bamiyan ee bartamaha dalka Afghanistan ...

Read More »

Nuxurka Aqoon is-weydaarsi ku saabsan doorka Warbaahinta ee horumarinta Cadaaladda

Muqdisho – Aqoon is-weydaarsi ku saabsan doorka warbaahinta ee ku aadan horumarinta cadaaladda oo ay soo qaban-qaabisay xarunta kaalmo-sharciyeedka Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu qabtay kulliyadda sharciga iyo qaanuunka. Xubno isugu jira suxufiyiin ka kala socday qeybaha warfaafinta gudaha iyo ardayda ...

Read More »

Lakulan: Haweeneyda daryeesha in ku dhow 1000 Bisado ah

Muqdisho – Lynea Lattanzio waxay jecleyd Bisad markii ay carruurta aheyd, hayeeshe hooyadeed lama dooneyn. Hadda waxay madax ka tahay xarun loogu magac-daray Cat House on the Kings oo daryeel iyo gabaadba siisa in ka badan 1000 oo Bisado ah. Sheekada qiirada ...

Read More »

Angel – Biya-dhaca ugu dheer Adduunka

Muqdisho – Biya-dhaca Angel ee ku yaalla Koofur America waa midka ugu dheer biya-dhacyada adduunka. Ku dhex-yaal xarunta Canaima National Park ee dalka Venezuela, Angel sidoo kale waa mid kamid ah biya-dhacyada ugu quruxda badan dunida. Waxay 802 mitir ka sarreysaa oogada ...

Read More »

Buundada Sky Bridge ee Malaysia

Muqdisho – Mid kamid ah muuqaallada aan caadiga aheyn ee aad ku arki karto dalka Malaysia waa kaabaddan quruxda badan. Laga dul-dhisay jaziiradda Langkawi Archipelago ee Malaysia, buundada lagu magacaabo Sky Bridge waxay sara kacan tahay 700 mitir oogada dusheeda. ...

Read More »

Lakulan: Eyga aroor kasta qaada jidkii uu la mari jiray saaxiibkiisa dhintay.

Muqdisho – Xusuuso mahadhada sheekada qiirada leh ee  Hachiko – daacadkii Akita kaas oo 9 sano ku qaatay sugista saaxiibkiis inuu kasoo laabto shaqada – ogaal la’aantiisa inuu u dhintay xanuunka maskaxda kaga dhacay. Sheekadiisa waxaa hadda ku taagan Thor – ...

Read More »

Spain – Fantasiyaha Dhallaan Ka-dulboodka

Muqdisho – Ma oggolaan laheyd in qof uu ka dulboodo carruurtaada sidaan oo kale? Dabcan Maya! Loo yaqaan El Colacho – afka Spain, Fantasiyaha Dhallaan Ka-dulboodka waa dhacdo shacbiyad leh oo ka dhacda degmada Castillo de Murcia oo u dhow Burgos taniyo sanadkii 1620. ...

Read More »

Macbadka Shabeelka – Goob Dal-xiisuhu sawir kula galo Dugaagta.

Muqdisho – Meel dalxiisayaashu ay dhaweysan karaan Shabeelka si lamid ah Bisadaha, halkan waxaad ku arkaysaa waxyaalo aadan maalin kasta arki karin. Macbadka Shabeelka Wat Pha Luang Ta Bua waa keynta buudiska ee Theravada. Gudaha Thailand waxay gabaad iyo daryeelba u aheyd ...

Read More »

Lakulan: Eyga 2 lugood oo kaliya ku socda

Muqdisho – Eeyuhu waxay u baahan yihiin afar xubnood oo ay ku socdaan, mise maya? Badigood haa, hayeeshe layaab maleh Eygan layiraahdo Faith. Wuxuu ku dhashay dhicis – isaga oo aan laheyn addimo dhameystiran, wuxuu kaliya ku dhashay hal lug ...

Read More »

Nigeria: Fantasiyaha Kalluumaysi ee Arugungu

Muqdisho – Arugungu waa dhacdo dhaqameed Nigerian ah oo kumaankun kalluumaysato ah ka qeyb-galaan. Arugungu waxay ka dhacdaa Kebbi oo waqooyi galbeed kaga taalla dalka halkaas oo tiro kalluumaysato ah ay ku kulmaan iyaga oo maanka ku haya hal arrin – qabashada kalluunka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan