Home / Wararka (page 3)

Wararka

Ra’isalwasaarihii hore ee Suudaan oo nabad ugu baaqay dhinacyada dagaalamaya

Shacbka Magaalada Caasimadda ah ee Khartuum ayaa waxaa uu khasaare xoog leh ka soo gaaray dagaalka u dhaxeeya dhinacyada isku haya Waddanka Suudaan. Isbitaallada Magaalada ayaa la sheegayaa in ay la tacaalayaan Dhaawacyada faraha badan ee ku waxyeelloobay dagaalka ka ...

Read More »

Dunida Muslimka oo maanta laga wada Soomay

1da Bisha 9aad ee Soonka Sanadkasta Muslimiinta Caalamka waxa ay gutaan Waajibka Soonka ee Rukniga Afaraad ee 5ta Rukni. Maanta Waxaa Caalamka laga soomay Bisha Ramadaan ee ku jirta Sanadka 1444 Taariikhda Hijriga. Sida Sanadihii hore dhici jirtay Sanadkan ma ...

Read More »

khasaaraha Maaliyadeed ee Dhul gariirkii Turkiga oo la shaaciyay

Iyada oo Bil ka hor dalka Turkiga uu ku dhuftay Dhul Gariir ay ku dhinteen 45,000 oo qof ayaa dowladda Turkiga iyo Qaramada Midoobey waxaa ay shaaciyeen khasaaraha Maaliyadeed ee ka dhashay dhul gariirkaas. Warbixin ay soo saartay Qaramada midoobey ...

Read More »

Bola Tinubu oo ku guuleystay doorashadii Nigeria

Musharaxa xisbiga talada haya ee Nigeria, Bola Tinubu, ayaa loo doortay madaxweynaha dalka ugu dadka badan Afrika saacadihii hore maatan oo Arbac ah kadib doorasho Sabtidii iyo Axaddii dhacday oo ay la loollameen xisbiyada mucaaradka ah. Tinubu, gudoomiyihii hore ee ...

Read More »

Mareykanka oo soo rogay shuruuc ka dhan ah soo galootiga

Iyada oo bilihii ug dambeeyay soo galooti badan ku qulqulayeen dalka Mareykanka oo ay ku jiraan Soomaali, ayaa dowladda Mareykanka soo jeedisay hab cusub oo lagu xakameynayo dadkaas. Aqalka cad ayaa soo jeediyay qorshe ah in dadka loo sameeyo bar ...

Read More »

Dad ku dhintay laba dhulgariir oo xalay ka dhacay Turkiga

Hay’adda Türkiye ugu qaabilsan Masiibooyinka iyo Maaraynta Gurmadka Degdega (AFAD) ayaa sheegtay inuu Dhul-gariirka Koowaad ka dhacay Degmadda Defne abaarihii 8:04 daqiiqo ama  5:04 daqiiqo ee xilliga GMT), wuxuuna Halbeegiisu ahaa 6.4 Richter Scale. Dhul-gariirka Labaad waxa uu Halbeegiisu ahaa ...

Read More »

AU oo diidday ergada joogtada ah ee Israel

Ururka Midowga Afrika ayaa mar kale dib u dhigay xubinnimada kor joogtada ah ee Israel ku yeelaneyso Midowga Afrika. Dood ayaa Sabtigii ka dhalatay markii Ergay ka socday Isarel lagu arkay fadhiga meertada 36aad ee Madaxweynayaasha Midowga Afrika waxaana la ...

Read More »

41,000 qof oo ku dhintay dhul-gariirkii Turkiga iyo Syria

in ka badan 41,000 oo qof ayaa dhintay iyada oo wali kooxaha gurmadka ay rajo ka qabaan in la helo dad nool, 9 maalin kaddib Talaadadii shalay waxaa la helay dad nool. Kooxaha gurmadka ayaa sheegaya in ay sii wadayaan ...

Read More »

Tirada dhimashada Dhul-gariirka Turkiga iyo Syria oo gaartay 24,000

Ilaa iyo hadda Kooxaha gurmadka ee ku howlan samatabixinta Dadka ku jira burburka dhismayaasha Turkiga iyo Syria ayaa xaqiijiyay dhimashada 24,000 oo qof iyada oo walu uu socdo baadi goobka dadka maqan. Lix maalmood kaddib waxaa rajo laga qabaa in ...

Read More »

Dadka ku dhintay Dhul-gariirka Turkiga iyo Syria oo dhaafay 8,000

Inta la xaqiijiyay 8,000 oo qof ayaa ku dhintay dhul-gariirkii laba maalin ka hor ku dhuftay dalalka Syria iyo Turkiga. Kooxaha gurmadka ayaa caqabad kala kulmaya cimillada qabow oo meelaha qaar heer kulka gaaray -6, sida ay sheegayaan dadka gurmadka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan