Home / Wararka (page 31)

Wararka

Spain – Fantasiyaha Dhallaan Ka-dulboodka

Muqdisho – Ma oggolaan laheyd in qof uu ka dulboodo carruurtaada sidaan oo kale? Dabcan Maya! Loo yaqaan El Colacho – afka Spain, Fantasiyaha Dhallaan Ka-dulboodka waa dhacdo shacbiyad leh oo ka dhacda degmada Castillo de Murcia oo u dhow Burgos taniyo sanadkii 1620. ...

Read More »

Macbadka Shabeelka – Goob Dal-xiisuhu sawir kula galo Dugaagta.

Muqdisho – Meel dalxiisayaashu ay dhaweysan karaan Shabeelka si lamid ah Bisadaha, halkan waxaad ku arkaysaa waxyaalo aadan maalin kasta arki karin. Macbadka Shabeelka Wat Pha Luang Ta Bua waa keynta buudiska ee Theravada. Gudaha Thailand waxay gabaad iyo daryeelba u aheyd ...

Read More »

Lakulan: Eyga 2 lugood oo kaliya ku socda

Muqdisho – Eeyuhu waxay u baahan yihiin afar xubnood oo ay ku socdaan, mise maya? Badigood haa, hayeeshe layaab maleh Eygan layiraahdo Faith. Wuxuu ku dhashay dhicis – isaga oo aan laheyn addimo dhameystiran, wuxuu kaliya ku dhashay hal lug ...

Read More »

Nigeria: Fantasiyaha Kalluumaysi ee Arugungu

Muqdisho – Arugungu waa dhacdo dhaqameed Nigerian ah oo kumaankun kalluumaysato ah ka qeyb-galaan. Arugungu waxay ka dhacdaa Kebbi oo waqooyi galbeed kaga taalla dalka halkaas oo tiro kalluumaysato ah ay ku kulmaan iyaga oo maanka ku haya hal arrin – qabashada kalluunka ...

Read More »

Farqiga iyo fursadaha kala duwan ee nolosha Miyi iyo Magaalo

Muqdisho – Waxaa jiray waqti dunida soo maray oo dadku aysan aqoon magaca magaalo. Waxayna ku noolaan jireen caksigeeda. Ma aqoonin gaadiid bireed lagu socdaalo – iskaba daa dayuurad lagu dhoofo. Taas badalkeeda wixii agtooda yiillay ayaa uga dhifnaa wax ka ...

Read More »

Lakulan: Deeqsiga 8 sano lacag la’aan ku kaalmeeya dadka dan-yarta

Muqdisho – 8-dii sano ee lasoo dhaafay, ku dhawaad laba boqol oo ah qoysas ku nool degmada Strunino – magaalo yar oo ku taalla gobalka Vladimir Oblast ee dalka Ruushka kama aysan warwarin iibsiga Rootiga. Mahadaas waxay ku laabaneysaa deeqsiga leh dukaan ...

Read More »

Macalinka Ardayda xisaabta ku jecleysiiya ciyaarta ama dheesha Hip-Hop-ka

Muqdisho – Kurt Minnaar, oo ah macalin 33-jir ah waxna ka dhigaya dugsiga Cape Town’s Eben Dönges High School ayaa adeegsada ciyaarta Hip-Hop-ka la yiraahdo si casharrada maadada xisaabta uu u jecleysiiyo ardayda. Heesidda ama dhageysiga muusiko aalaba lalama xiriiro fasallada ardaydu ku ...

Read More »

Nolosha Ninka ugu cidiyaha dheer dalka Fiitnaam

Muqdisho – Luu Cong Huyen, oo 58-jir ah, oo ku nool degmada Yen Giao ee Nam Dinh, dalka Fiitnaam ayaa cidiyihiisa abuurayay taniyo 30-kii sano ee lasoo dhaafay – isaga oo qaadayay tallaabooyin kasta oo uu ku ilaalinayo daryeelkooda. Huyen ma buunbuuninayo wax-qabadkiisa. ...

Read More »

24 March: Maalinta Caalamiga ee Qaaxada

Muqdisho – Maalinta Caalamiga ah ee Qaaxada ama TB-da, waxaa la xusaa 24 March sanad kasta si loo fududeeyo baahinta wacyiga iyo baraarugga la xiriira cudurka; iyada oo la qaadayo habab hal-beeg u noqon kara kahortagga iyo xad-u-yeelistiisa. Xus sanadeedkan ...

Read More »

Karni Mata: Macbadka Doolliyada – Jiirka

Delhi – Macbadka Hinduuga ah ee Karni Mata waxaa bilowga 1900 uu Maharajah Ganga Singh u dhisay maamuus sharafeed Ilaaha Jiirka, Karni Mata – waxa ugu cajiibka badanna, waa inay hoy u tahay in ka badan 20,000 Jiir la caabudo ah. Sooyaalka ...

Read More »