Home / Wararka (page 32)

Wararka

Marka uu Gerigu boodo Farowga!

Muqdisho – Sawirka kuu muuqda – wali ma is-weydiisay haddii ay is boodi karaan Geri iyo Farow? Sidee ayuuse u ekaan karaa ilmaha ka dhex-beerma? Waa maxayse magaca aad u bixin laheyd? Jawaabta ilaa hadda lama tilmaami karo. Xayawaanka kuu ...

Read More »

22 March: Maalinta Caalamiga ee Biyaha

Muqdisho – 22 bisha March sanad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha. Ujeeddadu waa in la xaddidaa mushkiladaha biyaha ku foolan. Maanta, 1.8 Bilyan oo dad ah ayaa adeegsada ama isticmaala biyo aan sugneyn – leh ...

Read More »

21 March: Maalinta Caalamiga ee Gabayga

Muqdisho – Dadka qaar waxay gabayga u arkaan ereyo isku dhagan iyo maaddo lagu qasbo inay ku bartaan iskuulka. Hayeeshe, kuwa kale, waxay uga dhigan tahay mid kamid ah waddooyinka ugu waaweyn  ee lagu muujiyo shucuurta iyo dareenka  – qaab ...

Read More »

La kulan: Wiil ay isku magac noqdeen madaxweyne caan ah oo shaqo la’aan ku dhacday

Muqdisho – Saddam Hussain, oo ah injineer mariinis ah oo ku nool magaalada Jamshedpur ee dalka India ayaa sheeganaya in la wadaagista magac qura madaxweynihii hore ee Iraaq darteed ay ku adkaatay inuu shaqo ku helo kuliyaddii uu bartay. Markii awoowgiis uu ...

Read More »

La kulan: Maxamed Alaa – Ninka Bisadaha Xalab

Muqdisho – Magaalada Suuriya ku taalla ee Xalab dabcan waa meesha ugu halista badan dunida maanta, hayeeshe halka in badan oo kamid ah daganayaasheeda ay isaga qaxeen si ay uga dheeraadaan dagaallada ka socda, hal nin ayaa u haray daryeelka ...

Read More »

21 March: Maalinta Caalamiga ee Keymaha

Muqdisho – Goob  tiro baaxad sarreysa leh oo geedo ah ayaa si guud loogu yeeraa Keyn. Keymaha ifka oo dhan ku camiran waxay cabbirka dhulka kaga fadhiyaan 30%. Si kastaba, waxaa jira hoos u dhac la tilmaami karo oo ku ...

Read More »

20 March: Maalinta Caalamiga ee Farxadda

Muqdisho – Tilmaanta la siiyo wax kasta oo dubaaqa qofka ku beera astaamaha reynreynta – muuq iyo macnawiba – ayaa la yiraahdaa Farxad. Waana hubka mar waliba loo baahan yahay si loola diriro murugada. Farxad mar kale waxaa lagu tilmaamaa ...

Read More »

Lakulan: Ninka gurigiisa maktabad uga dhigay dan-yarta si ay wax ugu aqristaan

Muqdisho – Howl-gab xisaab-yaqaan Filipines ah,  Hernando Guanlao, wuxuu helay waddo cajiib ah oo uu ku qaato waqtigiisa nasiinada u badan – wuxuu maktabad yar ka sameeyey ardaaga hore ee gurigiisa isaga oo ilmaha danyarta ah buugaagta ku siiya lacag ...

Read More »

Ey si tiiraanyo leh iridda hore ee isbitaalka ku sugay milkiilihiisa oo dhintay

Muqdisho – Taniyo markii milkiilihiisa loo qaaday isbitaalka Ruth Cardoso Hospital ee magaalada Santa Catarina, Brazil, Ey madow oo lagu magacaabo  Negão wuxuu si dul-qaadnimo ku jirto bannaanka hore ee isbitaalka ku sugayay saaxiibkiis si uu ugu soo baxo. In kasta oo ninku ...

Read More »

Cilmi-baaris: Islaamku waa diinta ugu faafista badan dunida

Muqdisho – Islaamku waa diinta ugu faafista badan, hey’adda fadhigeedu Maraykanka ee Pew Research Center ayaa sidaas tiri. Marka loo eego Pew, Islaamku waa diinta labaad ee ugu weyn caalamka kadib Masiixiyadda. Tirada Muslimiinta sanadkii 2011 ayay ku sheegtay 1.6 bilyan ...

Read More »