Home / Wararka (page 40)

Wararka

Costa farriin dabacsan kaga jawaabay xantiisa tegitaan

Muqdisho – Laacibka Diego Costa ayaa dhanbaal dhiiri-gelineed u diray kooxdiisa Chelsea tiiyoo ay jirto xan hoose oo ah inuu ka dhaqaaqayo kooxda. Laacibka Spain u dhashay ayaa laga tagay ciyaartii kooxdu la lahayd dhiggeeda Leicester City oo Chelsea ku ...

Read More »

Cazorla oo 10 toddobaad maqnaanaya kadib dhaawac soo gaaray

Muqdisho – Macalinka Arsenal, Arsen Wenger ayaa ka cabsanaya in xiddiga Santi Cazorla ee u dhashay dalka Spain uu garoomada ka maqnaado muddo 10 toddobaad ku dhow kadib dhaawaca kasoo gaaray anqawga. Laacibka Cazorla ayaa garoomada ka maqnaa taniyo dhamaadkii ...

Read More »

Mourinho: “Maalin un Pogba wuu noqonayaa kabtanka United-ka”

Muqdisho – Macalinka kooxda Man United, Jose Mourinho ayaa rumeysan in Pogba uu noqonayo kabtanka naadiga mustaqbalka dhow. Pogba, oo ah laacibka heysta saxiixa ugu qaalisan dunida, ayaa lasoo if-baxay dardar culus kadib ban-dhig aan lala dhicin oo uu kula ...

Read More »

Ozil: “Wali waan rabaa xirashada nambarka 10 ee Arsenal.”

Muqdisho – Laacibka reer Jarmalka ee Mesut Ozil ayaa sheegay inuu wali jecel yahay xirashada no.10 ee kooxda oo uu xirto laacibka amaahda uga maqan kooxda ee Jack Wilshere. Ozil ayaa loo xiray numbarka 11 markii uu kooxda kaga soo ...

Read More »

Mourinho oo boorrinaya United-ka oo dhan kahor kulanka Axadda ee Liverpool

Muqdisho – Mourinho ayaa laacibiinta kooxdiisa United-ka ku niyad-gelinaya inay hankooda sare u qaadaan kulanka ay la yeelanayaan Liverpool, Axadda soo socota. Hadalkan ayuu yiri kadib markii kooxdu 2-0 goolal ay dhaliyeen laacibyada Juan Mata iyo Marouane Fellaini  United-ka u ...

Read More »

Jurgen Klopp: “Coutinho waa laacibkeenna.”

Muqdisho – Jurgen Klopp ayaa u sheegay kooxda Barcelona waxa ay ku qaban karaan adduun lacageedka gaaraya 60 malyuun oo Gini ee ay ku rabaan Philippe Coutinho. Kubad-qaabeeyaha Brazil u dhashay ee Coutinho ayaa kusoo laabanaya ciyaarta ay la dheelayaan Southampton ee habeenka ...

Read More »

Ronaldo oo loo boqray laacibka sanadka

Zurich – Ronaldo ayaa loo boqray ciyaaryahanka ugu fiican sanadka – isaga oo loolanka kaga soo adkaday laacibiinta Antonio Griezman iyo Lionel Messi. Guusha Ronaldo ee FIFA ugu magacawday laacibka sanadka ayaa daba socta laba guulo oo midi taariikhi tahay ...

Read More »

Juventus oo sameysay rikoor cusub

Muqdisho – Kooxda lagu naaneyso Marwada Duqda ee Juventus ayaa sameysay rikoor cusub kaddib markii ay noqotay kooxdii ugu horreysay ee Italian ah ee 26 kulan oo xiriir ah ku guuleysata gurigeeda. Wiilasha macalin Massimiliano Allegri ayaa guusha ku hor luxa ...

Read More »

Pogba, Neymar iyo Buffon kuma jiraan liiska 11 laacibka ee sanadka

Muqdisho – Paul Pogba, Neymar iyo Gianluigi Buffon ayaan kamid aheyn 11 laacib ee ugu wanaagsan sanadka ee u sharaxan abaalgudka 2016 FIFA FIFPro World 11, sidaas waxaa xaqiijisay Goal. Xidigga Manchester United Paul Pogba oo xagaagii hore noqday laacibkii ugu qaalisanaa dunida ...

Read More »

Ozil oo sheegay inuu kordhinayo heshiiska kooxdiisa Arsenal

Muqdisho – Mezut Ozil ayaa xaqiijiyay inuu diyaar u yahay saxiixa heshiis hor leh inuu la galo kooxdiisa Arsenal haddii macalin Wenger ay dhaceyso inuu kula nagaado gegida Emirates ee magaalada London. Sida horayba loo soo xigtay, Ozil ayaa ku ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan