Home / Wararka (page 42)

Wararka

Real oo u dhaqaaqday helidda laacibka Delle Alii ee Spurs-ka

Muqdisho – Real Madrid ayaa indhaha la raacaysa isku daynimada ah soo xera-gelinta xidigga 20-jirka ah Delle Alli ee u dheela kooxda Tottenham, sida ay ku waramayso the Mirror.  Kooxda ka dhisan caasimadda Spain ee Madrid ayaa la sheegayaa inay ...

Read More »

Pep Guardiola: “Waxaa lagaaray waqtigii aan ka fariisan lahaa shaqadayda macalinnimo.”

Muqdisho – Macalinka kooxda Man City, Pep Guardiola ayaa dareensan inuu kusoo dhawaanayo gabagabada waayihiisa tababarnimo ee kubadda cagta. Guardiola, oo 45 jir ah, ayaa heshiis saddax sanadood ah wuxuu kula jiraa kooxda ku ciyaarta Etihad ee City, hayeeshe in ...

Read More »

Ronaldo oo ka fal-celiyay muuqaal xusuuseed uu Kroos bartiisa soo dhigay

Muqdisho – Laacibka qadka dhexe ee Real Madrid Toni Kroos oo saacadihii hore ee bilowga sanadka cusub ee 2017 xusuustiisa ka helay guul astaan ahaan u dhigmi karta tirsi sanadeedkan oo ah guushii weyneyd ee ay marti-geliyaashii Brazil kusoo suldaareen ...

Read More »

Ronaldo oo jecel inuu wiilkiisa isaga oo kale noqdo

Muqdisho – Laacibka Christiano Ronaldo ayaa jeclaan lahaa inuu arko wiilkiisa oo sida isaga oo kale ah xirfadyahan kubadda cagta dheela. Xidigan Real Madrid u dheela ayaa sheegay inuu wiilkiisa ku tirtirsiin doono inuu isaga oo kale weeraryahan noqdo. “Majecli ...

Read More »

Henry oo sheegay waxa Lukaku ka dhigi kara weeraryahannada ugu wanaagsan dunida

Muqdisho – Laacibkii hore ee Arsenal, Thierry Henry ayaa rumeysan in Romela Lukaku uu leeyahay kartida uu ku noqon karo mid kamid ah weeraryahannada ugu fiican dunida haddii uu sare-u-qaadi karo dardartiisa goosha horteeda. Laacibka reer Biljam ayaa boos joogto ...

Read More »

Laacib laga buriyay kooxdiisa kadib xatooyo lagu helay

Muqdisho – Laacib kamid ah ciyaartoyda ugu cadcad ee ka dheesha horyaalka Maraykanka ayaa laga eryay kooxdiisa kadib markii lagu helay xatooyo xilli ay ka dukaameysanayeen super market weyn  gudaha gobalka North Carolina ee Maraykanka. Booliska Charlotte ayaa sheegay in 22-jirka Jeremy ...

Read More »

Chelsea oo miiska u dhigaysa adduun lacageed helidda Arturo Vidal

Muqdisho – Kooxda Chelsea ayaa miiska dhigaysa 38 malyuun oo Gini si ay usoo xera-geliso laacibka Arturo Vidal. Taas waa marka loo eego warsidaha The Sun oo sheegay in Blues-ka ay u weecdeen xera-geshiga laacibkan xoojiyaha qadka dhexe ee reer ...

Read More »

Ronaldo oo 2016 u arka sanadkii ugu fiicnaa ciyaarihiisa ilaa hadda

Muqdisho – Laacibkan reer Portugal ee Christiano Ronaldo ayaa dareemaya inuu kuwa kula loolamaya abaal-marinnada ku aamusiyay bilado qaali ah – isaga oo sheegtay inay sanadkan 2016 uu ahaa sanadkiisii ugu fiicnaa ilaa hadda. Guusha ay ku hanteen Champion League-ga ...

Read More »

Ronaldo oo qaba in 2016 uu ahaa sanadkiisii ugu fiicnaa xilli ciyaareedkiisa hadda

Muqdisho – Laacibkan reer Portugal ee Christiano Ronaldo ayaa dareemaya inuu kuwa kula loolamaya abaal-marinnada ku aamusiyay bilado qaali ah – isaga oo sheegtay inay sanadkan 2016 uu ahaa sanadkiisii ugu fiicnaa ilaa hadda. Guusha ay ku hanteen Champion League-ga ...

Read More »

Ryan Giggs oo u dhow qabashada tababaranimada kooxda Swansea

Muqdisho – Laacibkii hore ee kooxda Shayaadiinta Cascas ayaa ah musharaxa ugu cadcad ee qabanaya xilka manager-nimo ee kooxda Swansea kadib markii Bob Bradley laga eryay shaqadiisa. Swansea ayaa eriday Bradley wax ka yar 85 maalmood kadib oo uu hayay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan