Home / Wararka (page 79)

Wararka

Rooney oo loo magacaabay ninka ugu qanisan bahda cayaaraha Britain

Kabtanka Manchester United iyo qaranka Ingiriiska Wayne Rooney ayaa loo magacaabay abaalmarinta xiddiga ugu qanisan cayaartoyda Britain sanadkan oo lagu soo daabacay liiska taajiriinta 2016 ee jariiradda Sunday Times. 30 jirkaan ayaa arkay 12kii bilood oo ugu danbeysay isagoo helay ...

Read More »

Arsenal oo ku qasbanaan doonta inay qarash bixiso si cayaartoy hor leh ay u soo iibsato

Daafacii hore ee Arsenal Martin Keown ayaa sheegtay in macallin Arsene Wenger uu ku qasbanaan doono inuu lacag qarash gareeyo dhammaadka xagaaga marka suuqa kala iibsiga dib loo furo, si uu u sii heysto xiddigaha kooxdiisa muhiim u ah ee ...

Read More »

Xulka qaranka Soomaaliya oo laga soo reebay isreeb reebka koobka 20 jirada qaramada Afrika

Wiilasha xulkeena Soomaaliya ayaa lugtii labaad ee isreeb reebka koobka qaramada Afrika ee labaatan jirada la dheelay shalayto dhigooda Itoobiya. Lugtii hore Itoobiya ayaa guul dirqi ah ku soo gaartay cayaarti lagu booqday magaaladda Adis Ababa, kulankii hore ayaana ku ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Madasha Haweenka

Barnaamijka Madasha Haweenka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Xubno muhiim ah ayaan barnaamijka ku soo qaadannaa, waxaana soo jeedineysa Fardowso Sh.Cabdiraxmaan.

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Aragtida Islaamka

Barnaamijka Aragtida Islaamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oo ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado. Toddobaadkan waxaan ku eegi doonaa ahmiyadda Qur’aanku ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Taariikhda Afrika

Barnaamijka Taariikhda Afrika oo aynu uga hadalno diiraddana aan ku saarno taariiikhda waddamada Afrika ku yaal, waxaan ku soo qaadannaa dal waliba halka uu dhaco juquraafi ahaan, bedkiisu inta uu la egyahay, wadamadda uu xuduudda la leeyahay, luuqadda looga hadlo iyo ...

Read More »

Benitez oo rajeynaya inuu guul kala soo laabto marka uu ku laabto Anfield

Macallinkii hore ee Liverpool Rafael Benitez ayaa dib ugu laabanaya gegada Anfield oo kooxda Reds ay ka dhisan tahay, isagoo markan wata kooxda Newcastle United oo kulan Premier League ah halkaa ku soo dheeli doonta. Newcastle United ayaa beegsaneysa inay ...

Read More »

Mauricio Pochettino oo hoos u dhigay in Leicester ay ugu cadcadahay hanashada horyaalka

Tababaraha Tottenham Hostpur Mauricio Pochettino ayaa carabka ku dhuftay in la’aanta Jamie vardy ay ka dhigi doonto kooxda Leicester mid ka awood yar sida ay aheyd. Leicester City oo hogaanka horyaalka heysa ayaa weyn doonta gool dhaliye Vardy ugu yaraan hal ...

Read More »

James Rodriguez oo weli muhiim u ah kooxda macallin Zidane

Macallinka kooxda kubadda cagta Real Madrid Zenidine Zidane ayaa qirtay xiddiga booska keydka wehel la noqday  James Rodriguez inuu weli kooxda muhiim ka yahay. James ayaa kursiga keydka wehel la noqday hayeeshee macallin Zidane ayaa ka dhawaajiyay in wiilka reer Colombia ...

Read More »

Dhageyso Barnaamijka Daraasaadka Dunida

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyaddii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan