Home / Wararka (page 89)

Wararka

PSG oo ku guuleysatay horyaalka Ligue 1

Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa ku durdurisay dhigeeda Troyes kulan ka tirsanaa horyaalka Faransiiska ee Ligue 1. Cayaarta ayaa ku soo idlaatay 9-0 oo ay guushuu ku raacday PSG oo aan dhinaceeda dhulka la dhigin 36 kulan. Edinson Cavani, Javier ...

Read More »

PSG oo taariikh cusub u dhigeysa horyaalka Ligue 1

Kooxda kubadda cagta Monaco ayaa barbaro 2-2 ah la gashay dhigeeda  Reims Jimichii, waana sababta fursad ay taariikh ku dhigi karto siisay kooxda Paris Saint-Germain. PSG ayaa kulan xiiso badan la dheeli doonta kooxda Troyes. Cayaarta ayaa soo dhici doonta 4ta ...

Read More »

Kulankii ugu horeeyay oo kubad koley ah oo maanta si toos ah loo daawan doono

Kulanka xiisaha badan ee dhaxmari doona kooxaha Heegan oo horyaalka kubadda koleyga daafacaneysa iyo I.L.S. ayaa noqonaya kulankii ugu horeeyay oo si toos ah loo daawan doono. Waa kulankii 45aad ee horyaalka Kubadda Koleyga, waana kulankii u danbeeyay oo qeybta ...

Read More »

U.S. oo Looga Doodayo in Iran ay Bixiso $2-Bilyan oo Magdhow ah

Maxkamadda sare ee Mareykanka ayaa qabatay su’aal xasaasi ah oo la xariirta haddii ay Iraan bixineyso iyo in kale ku dhawaad laba bilyan oo dollarka Mareykanka ah oo magdhow ahaan loo siinaayo qoysaska dhibbanayaal ku dhintay weeraro la sheegay in ay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan