Home / Xulka cayaaraha

Xulka cayaaraha

Heskey oo burus madaxa kala dhacay Chamberlain.

Leicester-City-v-Liverpool-Carabao-Cup-Third-Round

Muqdisho – Emile Heskey wuxuu burus madaxa kala dhacay laacibka Oxlade-Chamberlain kadib bilowgii xumaa oo uu kula kowsaday kooxdiisa cusub ee Liverpool. Saxiixa Arsenal ay ku iibisay adduun dhan £35million  xiddigooda waxaa la siiyay fursad uu ku bandhigo tayadiisa. Hayeeshe laacibka qaran England ...

Read More »

Benzema oo heshiis cusub la galaya kooxdiisa.

laacib

Muqdisho – Karim Benzema ayaa heshiis afar sano ah la gaaray kooxdiisa Real Madrid kaas oo ku siman sanadka 2021-ka. 29-jirkan ayaa wali la jiifa dhaawaca soo gaaray kaas oo wali uusan awood u yeelan inuu xittaa ka qeyb-galo kulanka Real ...

Read More »

Hazard oo amaanay Macalin Conte.

eden-hazard_d4lbib7wdagw1hp2e5gnyov0k

Muqdisho – Xiddiga Chelsea, Eden Hazard ayaa horumaray toddobaadka kaliya markii uu la shaqeeyey macalin Antonio Conte gudaha garoonka Stamford Bridge. Hazard ayaa laba sano kaga hoos shaqeeyey Chelsea macalin Jose Mourinho, kahor inta uusan beddelin Conte xagaagii hore. Xagaagii ugu horreeyey, ...

Read More »

Shanghai Shenhua – “Tevez sidaan ka filaynay manoqon”

carlos

Muqdisho – Guddoomiyaha kooxda Shanghai Shenhua,  Wu Xiaohui ayaa laacibka reer Argentine oo ay lacagta badan kasoo bixiyeen uu yahay fashil – mana uusan la kulmin filashadii ay ka sugayeen. Tevez ayaa 3 gool dhaliyay 13 kulan oo uu u ciyaaray kooxda ...

Read More »

“Sergio Aguero waa halyey – ‘legend'” – Pep Guardiola.

Aguero

Muqdisho – Macalinka kooxda Manchester City, Pep Guardiola ayaa ku qeexay halyey weeraryahanka kooxda, Sergio Aguero kadib markii uu laacibkan u dhaqaaqay rikoor-ka gool dhalineed ee ugu sarreeya City, wuxuuna labo gool usoo jirsaday laacibka ugu goolasha badan taariikhda City. ...

Read More »

Paul Pogba oo 12 toddobaad ku maqnaan doona dhaawac.

paul-pogba-manchester-united_1e7ozk7iivhke1mghexn9zfbdv

Muqdisho – Xiddiga Manchester United, Paul Pogba ayaa laga yaabaa in uu maqnaado 12 toddobaad kadib markii uu dhaawac adag soo gaaray toddobaadkii hore markii kooxdu ay wajahday Basel. Qadkan dhexe ayaa dhaawac muruqa ah la kulmay qeybta hore kulankii ...

Read More »

Ousmane Dembele oo 3-4 bilood dhaawac ku maqnaan doona.

Ousmane Dembele

Muqdisho – Barcelona ayaa xaqiijisay in Ousmane Dembele uu wajahayo maqnaashjiyo gaaray saddex bilood iyo bar illaa afar bilood kadib markii uu laacibkan dhawaan gal ah uu soo gaaray dhaawac muruqa ah. 20-jirkan ayaa yimid Camp Nou isaga oo kasoo ...

Read More »

“Ma dhacayso in Messi lala barbar-dhigo Mbappe.”

Lionel Messi

Muqdisho – Macalin Pep Guardiola ayaa saadaaliyay haddii laacibka Mpape uu gaari karo heerka laacibka Messi uu ka gaaray kubadda cagta – wuxuuna ka digay in qofna uusan la miis fariisan karin laacibka Argentine. Guardiola waxay xilli kulul lasoo qaateen Monaco ...

Read More »

Mourinho oo sheegay beddelkii buuxin lahaa booska Pogba

Pogba

Muqdisho – Macalinka Man United, Mourinho ayaa sheegay in Pogba uu maqnaan doono kulamo dhowr ah kadib dhaawicii soo gaaray. 24-jirkan saameynta leh waxaa laga saaray daqiiqadii 19aad ciyaartii Basel ee UCL ay kaga adkaadeen. Pogba oo tiir-dhexaad guulaha bilowga ...

Read More »

Mourinho oo wada-hadal la furaya Mesut Ozil.

Jose+Mourinho+Mesut+Ozil+Real+Madrid+CF+v+3v1mdVW0YPUl

Muqdisho – Tababaraha Manchester United, Jose Mourinho ayaa lagu soo warramayaa inuu doonayo in uu wada hadalo qandaraas ah la yeesho qadka dhexe ee kooxda Arsenal, Mesut Ozil. Heshiiska haatan uu ku joogo laacibkan reer Jarmal waqooyiga London ayaa dhacaya ...

Read More »