Home / Xulka cayaaraha (page 10)

Xulka cayaaraha

Real Madrid waxay doonaysaa Macalinka Tottenham.

Muqdisho – Real Madrid ayaan hadda aad u tix-gelinayn wada-hadalka ciyaartoyda Tottenham ee Harry Kane iyo Dele Alli, hayeeshe waxay diiradda saarteen macalinka kooxda Mauricio Pochettino. Kane ayaa si adag loola xiriirinayay Madrid kadib bandhigii wacnaa ee xagaagii hore uu sameeyey – ...

Read More »

Guardiola: “Mabda’eennu wali waa sidiisa.”

Muqdisho – Pep Guardiola ayaa qirsan inay ku adag tahay inuu qaadaa-dhigo sida xooggan oo uu kooxdiisa City kaga soo saaray bilowga kulamada horyaalka xagaagan bilihii lasoo dhaafay. Macalinkii hore ee Barcelona ayaa warar aan xiisa gelin ay kusoo dhacayeen dhagihiisa ...

Read More »

Klopp – “Liverpool uguma guuleysanayso horyaalka sida Mourinho inay u ciyaarto.”

Muqdisho – Jurgen Klopp ayaa difaacay kooxdiisa Liverpool kagadaal barbarihii ay la gashay dhigeeda Manchester United. Kooxda Cas ayaa dadaalkeeda ku mira-dhalin waysay inay soo taabato shabaqa kooxda United-ka oo ay la gashay 0-0 – taas oo 10 dhibcood kasii hoos ...

Read More »

Keown: “Ozil wuu isaga tagi doonaa Arsenal bisha January.”

Muqdisho – Mezut Ozil wuu isaga tagi doonaa Arsenal bisha January ee sanadka soo aadan, sida uu yiri Martin Keow. Xiddiga xulka Jarmalka ayaa ku jira sanadkiisa ugu danbeeya heshiiska uu kula joogo Arsenal. Hubaal la’aan ayaa ku jirta mustaqbalka laacibkan, ...

Read More »

Levy: “Pochettino wuxuu noqonayaa Sir Alex-ka cusub ee Tottenham.”

Muqdisho – Mauricio Pochettino waxaa lala tirsiinayaa inuu noqonayo Sir Alex Feguson-ka kooxda Tottenham Hotspur, guddoomiyaha naadiga Daniel Levy ayaa sidaas yiri. Macalin reer Argentine wuxuu sanadkiisa afaraad ku sugan yahay waqooyiga England – isaga oo soo leyliyay kooxda Southampton. Labadii sano ee lasoo ...

Read More »

Neville: “United waa inay bedeshaa qaab-ciyaareedka kulamada waaweyn.”

Muqdisho – Manchester United waa inay bedeshaa qaab-ciyaareedka ay kula dheesho kooxaha waaweyn haddii ay doonayso inay ku guuleysato horyaalka PL, Gary Neville. Kooxda lagu naanayso Shayaadiinta Cas ayaa xilli ciyaareed fiican kula kowsatay horyaalka PL iyo midka horyaallada Yurub. Waxay ...

Read More »

Laacibiinta isaga haray tartanka Koobka Adduunka.

Muqdisho – Koobka Adduunka waa dhacdo caalami ah oo isku keenta ciyaartoyda caalamka taas oo afartii sanaba mar la qabto. Loolanka loo galayo xaqiijinta kamid noqosho ee dhacdadan caalamiga ah awgeed, ciyaartoy badan ayaan helin fursadda ay kaga qeyb noqdaan. ...

Read More »

Robben oo isaga fariistay ciyaaraha caalamiga ah.

Muqdisho – Arjun Robben ayaa ku dhawaaqay inuu isaga fariistay ciyaaraha caalamiga ah kadib markii xulkiisa isaga haray tartanka loogu jiro 2018 World Cup. Weeraryahanka kooxda Bayern Munich ayaa kooxdiisa xulka Holland ku hoggaamiyay guul ay ka gaareen xulka Sweden hayeeshe taasi ...

Read More »

30-ka Laacib ee u sharraxan abaal-marinta Ballon d’Or.

Muqdisho – N’Golo Kante, Neymar iyo Luka Modric ayaa ka mid ah shanta xiddig ee loo hor magacaabay 30-ka ciyaaryahan ee u tartami doona abaal marinta Ballon d’Or. France Football ayaa soo saartay 30-ka ciyaaryahan ee u sharraxan abaal marinta ...

Read More »

Wararka ugu waaweyn suuqa kala iibsiga maanta oo Isniin ah.

Muqdisho – Manchester City ayaa diyaar u ah inay 400 milyan oo ginni kula soo wareegto Lionel Messi bisha Janaayo haddii uusan qandaraas cusub u saxiixin Barcelona. Ciyaaryahanka reer Argentine qandaraaska uu ku joogo Camp Nou wuxuu ku eg yahay ...

Read More »