Home / Xulka cayaaraha (page 2)

Xulka cayaaraha

Danny Ings: ‘Waxaan rabaa inaan Liverpool ku sugnaado’

Ingis

Muqdisho – Weeraryahanka kooxda Liverpool, Danny Ings ayaa sheegay in uusan qorsheynin in uu ka tago kooxda ku ciyaarta Anfield isla markaana uu sii joogayo kooxdiisa. Horraantii todobaadkan, Ings ayaa lala xariiriyey in bisha January  uu u dhaqaaqi karo Leeds United kadib marii uu 12 ...

Read More »

PSG oo macalin Leonardo Jardim doonaysa.

Unai Emery and Manoco Bos

Muqdisho – Tababaraha kooxda Monaco,  Leonardo Jardim ayay wararku sheegayaan in uu diiradda u saaran yahay kooxda ay naadigiisu la xafiiltanto ee Paris Saint-Germain. Tababaraha xiligan ee kooxda,  Unai Emery ayaa ku guuldarreystay in uu si buuxda u dhiso koox ku xoogan ...

Read More »

Taageerayaasha Spain oo ku orriyey difaaca Barcelona ee Pique xilligii tababarka.

PIGUE

Muqdisho – Difaaca kooxda Barcelona Gerard Pique ayaa la kulmay orrin kaga imaaneysay qaar kamid ah taageerayaasha xulka qaranka Spain xili uu ku sugnaa tabarka xulku uu is kuugu diyaarinayo  kulanka jimcaha ay la yeelan doona Albania kaas oo ah ...

Read More »

Argantina oo ciyaareysa kulankii ugu muhiimsanaa isreeb-reebka Koobka Aduunka marka loo fiiriyo kulamdeeda.

peru-vs-argentina

Muqdisho – Kooxda qaranka Argentina ayaa u dagaalami doonta sidii ay qeyb kaga noqon laheyd kooxha ka qeyb galay koobka aduunka ee ka qabsoomi doona  Russia 2018,waxayna loolan adag kala kulmi doontaa ilaa iyo shan xul oo dhamaantood ka cararaya ...

Read More »

La’aanta Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo sidee loogu kala guuleysan lahaa Abaal-marinta Ballon d’Or.

Messi And Ronaldo

Muqdisho – Abaal-marinta Ballon d’Or ayaa ah abaal-marinta ugu qaalisan ee ay ku guulaystaan shaqsiyaadka ciyaara kubadda cagta, hadii aad hantiso abaal-marintan waxaad si sasmi ah u tahay xiddiga ugu fiican adduunka. Ciyaartooyda hadda ku jira mihniyadda kubadda cagta ayaa ...

Read More »

Bayern Munich oo lagu wado inay wada-hadal la sameyso macalin Luis Enrique?

Inrugue

Muqdisho – Macalinkii hore ee kooxda Barcelona, Luis Enrique ayey wararku sheegayaan in laga yaabo in uu noqdo macalinka kooxda reer Jarmal ee macalin la’aanta ah Bayern Munich. Toddobaadkii lasoo dhaafay kooxda Jarmalka ayaa shaqada macalinimo ka raacdeysay tababbare Carlo Ancelotti kadib markii uu ...

Read More »

Inter Milan oo Manchester United kula loolamaysa saxiixa Mesut Ozil

Ozil

  Muqdisho – Inter Milan ayay wlasoo warinayaa in ay tahay kooxda xiisaha ugu badan u qabta ciyaaryahanka qadka dhexe ee Arsenal, Mesut Ozil. Wax ka yar hal sano ayaa kaga harsan heshiiska uu ku joogo Emirates Stadium, warar soo baxayey horraanti ...

Read More »

Morata oo qarka u saaran inuu garoomada seego lix isbuuc.

Chelsea-v-Manchester-City-Premier-League

Muqdisho – Weeraryahanka Chelsea, Alvaro Morata ayaa wajahaya muddo dheer madaama uu dhaawac kasoo gaaray kulankii Manchester City. Saxiixa rikoorka cusub ee Morata ayaa lagu qasbay inuu ka baxo Garoonka  35 daqiiqo kulankii ay Blues 1-0 qasaaraha ah kala kulantay ...

Read More »

Ancelotti oo qorsheynaya inuu fasax toban bilood ah ka qaato maamulidda Kubada Cagta.

anceloti

Muqdisho – Carlo Ancelotti ayaa xaqiijiyay inuusan mar kale maamuli doonin xilli ciyaareedkan  koox madaama  diirada u saaran yahay kooxo badan. Tababaraha Talyaaniga ayaa si fantastik ah looga ceyriyay Bayern Munich todobaadkii la soo dhaafay 10 kulan oo uu saftay ...

Read More »

United oo war aan u wanaagsanayn uga yimid Xerada Tababbarka Belgium.

images

Muqdisho – Weeraryahanka Manchester United, Romelu Lukaku ayaa dhaawac uu ka soo gaaray canqowga waxaana uu shaki ku jiraa inuu ciyaari karo kulanka isreebreebka Koobka Adduunka ee ay la leeyihiin Bosnia iyo Cyprus. Weeraryahanka joogtada ah wuxuu awoodi waayay inuu ...

Read More »