Home / Xulka cayaaraha (page 20)

Xulka cayaaraha

Macalin Mauricio Pochettino oo doonaya difaaca Ajax, Davinson Sanchez.

Muqdisho – Spurs ayaan hal ciyaaryahan ah lasoo saxiixan xagaagan, arrintan ayaana sababtay shaki ku aadan mustaqbalka kooxda ee sanadkan, waxaana middaas muujiyay laacibka difaaca ka ciyaara ee Danny Rose. Pochettino ayaa ku adkaysana in kooxdiisa Tottenham  ay diyaar ahaan ...

Read More »

Ciyaartoyda ugu goolasha badan Premier League tan iyo 1992.

Horyaalka kubadda cagta Ingiriiska waxaa loo yaqaan Premier League, 116 sano oo uu socday tan iyo 1892, kooxda ugu guulaha badan waa Manchester United waxayna ku guuleysatay 20 koob oo horyaalka ah. Markii magaca laga badaley horyaalka sanadkii 1992, waxaa ...

Read More »

Manchester City oo doonaysa Sergio Busquets.

Muqdisho – Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola ayaa isha ku haya dib ula midoobidda xiddiga qadka dhexe ee Barcelona, Sergio Busquets, sida ay wararku sheegayaan. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Spain ayaa kooxda door muhiim ah ku lahaa intii uu ...

Read More »

Sebastian Larsson oo heshiis shaqsi ah la saxiixday kooxda Hull

Muqdisho – Hull City ayaa ku dhawaaqday inay ka saxiixatay Sebastian Larsson hal sano oo heshiis ah. 32-jirkan ayaa KCOM Stadium ugu soo dhaqaaqay qaab xor ah kadib lix sano oo uu joogay kooxda Sunderland. Laacibkan qadka dhexe ayaa sameeyay ...

Read More »

Juventus oo adduun dhan £22.5m Liverpool kaga doonaysa Emre Can

Muqdisho – Juventus ayay wararku sheegayaan inay dalab £22.5 milyan ah ay ka geysay ciyaaryahanka kooxda Reds, Emre Can. Wararkii la heleyay horraantii suuqa ayaa warinayay in laacibkan heerka caalami ee reer Jarmal uu hoos u dhigayo u dhaqaaqidda kooxda ...

Read More »

Gary Cahill ayaa qirtay in Chelsea lumin doonto Nemanja Matic xagaagan.

Muqdisho – Kabtanka kooxda Chelsea, Gary Cahill ayaa sheegay in kooxdiisu ay ka maaranto ciyaaryahanka Manchester United ku biiray ee Nemanja Matic. Serbian-kan heerka caalami ayaa ku biiray kooxda Manchester United bishii lasoo dhaafay ee July markii £40 milyan uu ...

Read More »

Gary Neville: “Manchester United dab-yar mashidayso xagaagan.”

Muqdisho – Ciyaaryahankii hore ee Manchester United, Gary Neville ayaa carrabaabay in kooxdiisii hore ay xoogan tahay isla markaana ay heysato saf ku filan xagaagan. Macalinka kooxda Man Utd ayaa ol’olihii sanadkiisa koobaad ku hantiyay EFL Cup iyo Europa League,hayeeshee ...

Read More »

Ian Wright: “Arsenal waa inay lasoo saxiixataa Virgil van Dijk.”

Muqdisho – Halyeyga kooxda Arsenal, Ian Wright ayaa usoo jeediyay kooxdiisa hore in ay u dhaqaaqdo saxiixa laacibka gadoodka ka ah Southampton, Virgil van Dijk. Dutch-kan heerka caalami ayaa xaqiijiyay in uu kooxda weydiistay in la fasaxo  Isniintii si uu ...

Read More »

Antonio Conte: “Alvaro Morata wuxuu u baahan yahay waqti.”

Muqdisho – Macalinka Chelsea, Antonio Conte ayaa carabaabay in ciyaaryahanka dhawaan-galka ah ee Alvaro Morata uu u baahan yahay waqti si uu ula qabsado kooxdiisa cusub ee Chelsea. 24 jirkan heerka caalami ayaa kusoo biiray Blues-ka isaga oo ugu yimid ...

Read More »

Saadaasha Paul Merson iyo horyaalka PL ee bilaaban doona.

Muqdisho – Khabiirka caanka ku ah saadaalinta kubadda-cagta gaar ahaan horyaalka Ingiriiska ayaa saadaaliyay qaabka uu u dhici karo Premier League. Sanadkii dhamaaday saaxirkan ayaa si sax ah u saadaaliyay in Chelsea ay ku guulaysan doonto horyaalka, isaga oo xusuusta ...

Read More »