Home / Xulka cayaaraha (page 3)

Xulka cayaaraha

Conte, “Ma ogi” In Sanchez uu kusoo biirayo Chelsea

Muqdisho – Sky Sports News, ayaa fahansan in Chelsea ay xiiso u qabto saxiixa Sanchez bishaan iyadoo dooneysa in  ay ku garaacdo Manchester United iyo Manchester City oo labaduba wada doonayey inkastoo lasoo wariyey in Man City ay iskaaga baxday ...

Read More »

Xiddiga Barcelona Dembele oo garoomada ka maqnaan doona muddo bil ah

Muqdisho – Isagoo seegay garoomada dhamaadkii 2017, isla markaana aan wali la qabsan naadiga, 20 jirkan reer France ayaa wajihi doona muddo kale oo uu ka maqnaan doono  cayaaraha. Barcelona ayaa xaqiijisay in xiddiga garabka ka ciyaara ee reer France ...

Read More »

Sida ay noqon doonto shaxda Manchester United haddii uu kusoo biiro Alexis Sanchez

Muqdisho – Manchester United ayaa qarka u saaran inay lasoo wareegto Alexis Sanchez ka dib markii Manchester City ay ka gaabisay soo xero-gelinta saxiixa weeraryahanka Arsenal. Chilean-kan ayaa ahaa mid xiiso ka helaya Old Trafford tan iyo maalmihii Sir Alex ...

Read More »

Rea Madrid oo Ronaldo u adeeg-saneysa soo xera-galinta Neymar

Muqdisho – Real Madrid ayaa laga yaabaa inay isticmaasho Cristiano Ronaldo iyagoo qeyb kaga dhigeya heshiiskii ay ku doonayaan xiddiga PSG ee Neymar, sida ay ku warameyso El Closet radio ee Cadena SER. Florentino Perez ayaa doonaya inuu xiddiga reer ...

Read More »

Kooxaha Arsenal iyo Chelsea oo isku heysta Xiddig Muhiim ah

Muqdisho – Kooxaha Arsenal iyo Chelsea ayaa xiriir la sameeyay wakiilka laacibka la yiraahdo Richarlison ka hor inta uusan heshiis u saxiixin kooxdiisa Watford. Richarlison ayaa u dhaliyey shan gool oo Premier League ah Watford tan iyo markii uu u ...

Read More »

Manchester United oo £444m ku dooneysa laacibka Paris Saint-Germain ee Neymar.

Muqdisho – Manchester United ayaa lagu soo warramayaa in ay go’aansatay isku diyaarinta sidii ay kusoo xera galin laheyd laacibka kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar oo ay ku dooneyso £444 milyan oo lacagta Ingiriiska ah. Intii lagu guda jiray xagaagii ...

Read More »

Arda Turan oo dib ugu laabtay dalka Turkiga kuna biiray kooxda Istanbul Basaksehir FK.

Muqdisho – Ciyaar-yahanka qadka dhexe ee dalkaTurkiga Arda Turan ayaa ka baxay albaabka Camp Nou isaga oo dib ugu laabtay waddankiisa hooyo, heshiis amaah ah oo ku eg illa 2020-ka. Barcelona ayaa xaqiijisay in Arda Turan uu ugu biirayo Istanbul ...

Read More »

Marouane Fellaini oo ku war galiyey Manchester United bixi-taankiisa.

Muqdisho – Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Marouane Fellaini ayaa lagu soo warramayaa inuu u sheegay kooxdiisa inuusan saxiixi doonin qandaraas cusub. Heshiiska haatan ee Fellaini ayaa dhacaya dhamaadka xilli ciyaareedkan, United-ka ayaana dooneysa inay sii dheereyso qandaraaska laacibkan ...

Read More »

Burnley oo xaqiijisay in ay lasoo wareegtay Georges-Kevin Nkoudou.

Muqdisho – Burnley ayaa xaqiijisay in ay si amah ah kala soo saxiixatay Tottenham Hotspur ciyaaryahanka Georges-Kevin Nkoudou. 22 jirkaan ayaa ka soo wareegay Wembley isagoo usoo guuray Turf Moor, halkaas oo uu sii ahaan doono illaa dhamaadka xilli ciyaareedkan. ...

Read More »

Pierre-Emerick Aubameyang oo laga doonayo horyaalka China Super League.

Muqdisho – Borussia Dortmund weerar-yahankeeda Pierre-Emerick Aubameyang ayaa lagu soo warramayaa inuu rajeynayo ka tagista kooxda Jarmalka, ka hor inta uusan u dhaqaaqin horyaalka China Super League. Sina Sports, ayaa sheegtay in xiddiga reer Gaboon uu ku sii jeedo dalka ...

Read More »