Home / Xulka cayaaraha (page 4)

Xulka cayaaraha

Arsenal iyo Manchester City oo ku loolamaya saxiixa difaac muhiim ah.

Muqdisho – Kooxaha Arsenal iyo Manchester City ayaa lasoo warinayaa in ay diiwaan galiyeen xiisaha ay u qabaan difaaca naadiga West Bromwich Albion ee Jonny Evans. Intii lagu guda jiray xagaagii dhamaaday, labada kooxood ayaa ku fashilmay in ay lasoo ...

Read More »

War-bixin: Lionel Messi oo saftay kulankiisii 400-aad ee La Liga.

Muqdisho – Lionel Messi ayaa Barcelona ku hogaamiyey guul 3-0 ah oo ay ka gaaraan naadiga Levante ciyaar ka dhacday  Camp Nou, wuxuu ahaa kulankiisii 400aad ee horyaalka La Liga. Waqtigaas laacibka reer Argentine ayaa dhaliyey 365 gool, 211ayuu ku ...

Read More »

Leicester City oo ku dhow in ay lasoo wareegto  Fousseni Diabate oo u ciyaara Gazelec Ajaccio

Muqdisho – Leicester City ayay wararku sheegayaan iney u dhaqaaqeyso saxiixa Fousseni Diabate, oo ka imaanaya kooxda Gazelec Ajaccio. Todobaadkii lasoo dhaafay, ayaa la werinayey in wadada hadalada labada kooxood uu mira dhal ku dhowyahay isla markaana uu lacibkan kusoo ...

Read More »

Chelsea iyo Brighton Albion oo foodda isku dari doona Stamford Bridge.

Muqdisho – Kooxda horyaalka difaacaneysa ee Chelsea ayaa soo dhwen doonta kooxda Brighton ciyaar ka dhici doonta Stamford Bridge. Blues waxa ay 3 dhibcood ka hooseysaa naadiga ku jirta kaalinta labaad ee horyalka waxeyna leedahay 39 dhibcood isla markaasna waxey ...

Read More »

Liverpool oo Swansea City ku marti galineysa garoonka Anfield.

Muqdisho – Liverpool oo kaga jirtaa horyaalka kaalinta 19 iyadoo leh 35 dhibcood isla markaana kor u fiirineysa kooxda United, City iyo Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta kooxda  Swans ciyaar ka dhici doonta garoonka Anfield ee magaalada Liverpool. Liverpool  waxaa ...

Read More »

Man United oo Masraxa Riyada ku marti qaadeysa Burnley.

Muqdisho – Kadib markii Sabtigii ay barbaro 2-2 ah la gashay  Leicester City, the Reds ayaa indha ku heysa in ay kusoo laabato waddada guulaha marka ay u safraan Burnley kulan ka tirsan Boxing Day. Manchester City ayaa hadda horyaalka ...

Read More »

Neville: “City ma ahan koox weyn.”

Muqdisho – Manchester City lalama simi karo Manchester United iyo Chelsea markii ay ku jireen gacanta Sir Alex Ferguson iyo Jose Mourinho, sida uu yiri Gary Naville. Pep Guardiola ayaa dhigay rikoor cusub oo ah inuu 14 dhibcood oo nadiif ...

Read More »

Saleh oo doonaya ku biirista Real Madrid.

Muqdisho – Mohamed Saleh ayaa ku dhow inuu isaga tago kooxda LIverpool una dhaqaaqo Real Madrid, wuxuuna diyaar u yahay inuu tallaab horay ugu qaado, sida ay sheeganeyso don balon.  Xiddiga xulka qaranka Masar ayaa ban-dhig qurux badan ka sameeyey ...

Read More »

Benzema oo loo sheegay inuu ka tegi karo gegida Barnabeu.

Muqdisho – Real Madrid hadda waxaa ka go’an inay iska iibiso laacibka reer Faransa ee Karim Benzema kaas oo la siiyay xilli kama danbeys ah kulankii El Classico ee shalay ka dhacay Spain, marka loo eego don balon.  Wararka ayaa ...

Read More »

Barcelona oo qarka u saaran soo xera galinta Philippe Coutinho.

Muqdisho – Barcelona ayaa qarka u saaran inay dhameystirto heshiiska ay kula soo saxiixaneyso xiddiga Liverpool Philippe Coutinho isla markaana uu ku imaanayo Camp Nou, sida laga soo xigtay Sport. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in heshiis 12 milyan euro ...

Read More »