Home / Xulka cayaaraha (page 5)

Xulka cayaaraha

PSG oo dooneysa in ay Man City ka dul qaaddo saxiixa laacibka Arsenal ee  Alexis Sanchez.

Muqdisho – PSG ayaa isku diyaarineysa inay 25 milyan oo ginni ku dalbato bisha Janaayo weeraryahanka Arsenal Alexis Sanchez, sida laga soo xigtay Express Sport. Warbixinta ayaa intaa ku dartay in Sanchez uu doonayo inuu u dhaqaaqo Manchester City, kuwaas ...

Read More »

Man Utd oo Real Madrid kula tartameysa doonista xiddiga Chelsea, Eden Hazard.

Muqdisho – Manchester United ayaa isku diyaarineysa in ay kooxda Real Madridkula tartanto xiddiga ugu muhiimsan kooxda Chelsea ee Eden Hazard, sida ay warineyso  the Sun. Hazard iyo macalinka kooxda United-ka Jose Mourinho ayaa horay uga soo wada sheqeeyey Chelsea, ...

Read More »

Everton oo baacsaneysa laacibka Arsenal ee Theo Walcott.

Muqdisho – Macalinka kooxda Everton Sam Allardyce ayaa lagu soo warramayaa in uu diiradda saarayo  weraryahanka kooxda Arsenal ee Theo Walcott marka uu suuqu dib u furmo bisha January. Xiddiga heerka caalami ee reer England, oo kooxda ka dhisan North ...

Read More »

Newcastle oo loolanka loogu jiro David Luis kusoo biirtay.

Muqdisho – Newcastle United ayaa kusoo biirtay loolanka loogu jiro xiisaha daafaca Chelsea, David Luis, marka loo eego  London Evening Standard . Xiddiga Qaranka Brazil ayaan mudnaan muuqata ka helin gegida Stamford Bridge ee Blues-ka xagaagan, waxaana lala xiriirinayaa kooxaha Arsenal, Real Madrid iyo ...

Read More »

Pires: “Waxaan doonayaa inaan la shaqeeyo macalin Wenger.”

Muqdisho – Ruug-cadaagii hore ee Arsenal, Robert Pires ayaa ku celiyay doonistiisa la xiriirta inuu mar un jeclaan lahaa ka dhinac shaqeynta macalin Arsen Wenger Laacibkii hore ee naadiga, wuxuu hadda danjire u yahay Gunners-ka, wuxuuna il-qooraansanayaa sidii uu uga dhinac ...

Read More »

Terry oo sheegay in Chelsea aysan ka qoomameynin luminta xiddigo dahabi ah xagaagan.

Muqdisho – Chelsea ayaa qoomamo ka qabin in Mohamed Salah, Kevin De Bruyne iyo Romelu Lukaku ay qeyb ka yihiin naadiyada kula loollamaya horyaalka EPL, sida uu yiri  John Terry. Naadiga Blues-ka ayaa siyaasaddeeda is-dhaafsiga xiddigaha ayaa weydiimo ku jira kadib markii ...

Read More »

Conte: “Van Dijk looma oggolaan karo inuu ku biiro kooxda Man City.”

Muqdisho – Macalinka Chelsea, Antonio Conte ayaa uga digay loolamayaashiisa EPL, in Manchester City aysan ku dhicin la saxiixashada laacibka Virgil van Dijk oo u ciyaara kooxda Southampton. Tiiyoo xiiso weyn ay u muujinayaan kooxaha Arsenal iyo Liverpool, City ayaa ku ...

Read More »

Aubameyang oo heshiis hor leh qalinka ku duugay!

Muqdisho – Pierre-Emerick Aubameyang ayaa qirtay inuu kordhiyay heshiiska uu kula joogo kooxdiisa Borussia Dortmund ilaa 2021, sida uu u sheegay warfidiyeenka Jarmalka. Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya xaggiisa ayaa sheegaya in 28-jirkan uu muddo kordhin u sameeyey joogitaankiisa naadiga Jarmalka. ...

Read More »

Rooney oo aan qabin in City ay kamid tahay kooxaha abid ugu fiican horyaalka.

Muqdisho – Wayne Rooney ayaan wali aaminsanayn in Manchester City ay kamid tahay kooxaha abid ugu fiican horyaalka taariikhdiisa. City waxay 4-1 ku dhirbaaxday kooxda Tottenham taas oo dhigtay 14 dhibcood oo nadiif ah inay kaga sarreeyaan kooxda kusoo xigta ...

Read More »

Barcelona oo la kulantay qoyska GRIEZMANN.

Muqdisho – Barcelona ayaa sameynaysa dadaal adag si ay kula saxiixato laacibka Antonio Griezman. Waxayna madal casho ah la qaateen qoyska laacibkan, marka loo eego  Mundo Deportivo. Waxaa jira warar ku tiri-ku-teen ah oo laacibkan la xiriirinaya dhinaca Old Trafford, laakiin ...

Read More »