Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / Habka-Nolosha / Kooxaha Banadir SC iyo Saxafi oo ku balansan gegada Banaadir Stadium

Kooxaha Banadir SC iyo Saxafi oo ku balansan gegada Banaadir Stadium

Kooxaha Banaadir SC iyo Saxafi ayaa ku kulmaya goor dhow gegada Banaadir Stadium kulan ka tirsan horyaalka Soomaaliya.

3:45pm ayuu kulankan soo geli doonaa iyadoo Saxafi ay indhaha ku heyso guushii abid ugu horeysa inay horyaalka kaga gaarto dhigeeda Banaadir.

Labadaan koox ayaa horaan u kulmay shan goor, saddex kamid ah Banaadir ayaa badisay halka labo goorna ay barbaro galeen.

Banaadir iminka iyadaa hogaanka horyaalka heysa iyadoo leh 24 dhibcood halka siddeed dhibcood ay booska siddeedaad la fadhiso Saxafi.

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan