Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / Habka-Nolosha / Daawo Sawirrada: Xulka Qaranka Soomaaliya oo u duulay Itoobiya

Daawo Sawirrada: Xulka Qaranka Soomaaliya oo u duulay Itoobiya

Xulka qaranka labaatan jirada Soomaaliya ayaa maanta ka anbabaxay gegada Aden Cadde si ay u gaaraan dalka Itoobiya oo ay ku soo dheeli doonaan kulan ka tirsan isreebreebka qaramada Afrika ee labaatan jirada.

Cayaartoy da’yar oo badan ayaa qaranka metelaya sida uu xaqiijiyay macallinka qaranka Soomaaliya Macalin Maxamed Cabdulle Farayare.

Lugta hore ayay Adis Ababa kula dheeli doonaan dhigooda Itoobiya saddexda bisha soo aadan ee April.

1

2

3

46

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan