Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / Wararka / Dhageyso: Dhallinyaro heer jaamacadeed oo is abaabulay si ay bulshada wax u baraan

Dhageyso: Dhallinyaro heer jaamacadeed oo is abaabulay si ay bulshada wax u baraan

Warbixintan waxa aynu ku soo qaadanay barnaamijka Hiigsiga Himilo oo ka baxa idaacadda Himilo.

Waxaynu uga hadleynaa dhallinyaro heer Jaamacadeed ah oo iskood isku abaabulay si ay waxbarasho lacag la’aan ah ugu yaboohaan dhallinyarada u hamuun qabta inay wax bartaan.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Qadar Cabdi

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan