Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / Wararka / Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda

Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda

Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka maqashaan Idaacadda Himilo, toddobaadkan waxa aan kaga hadli doonaa qeybtii labaad mawduucii quseeyay shaqada ay u qabato hey’adaha dowladda waaxda xiriirka dadweynaha oo afka qalaad lagu yiraahdo Public Relation in governmental institutions.

Qeybtii hore waxaa si gaar ah aan isku dul taagnay qeexitaanka guud ee waaxdaas iyo muhiimadda ay ugu fadhiso bulshada.

Barnaamijka waxaa marti inoogu ah Ustaad Farxaan Isxaaq Yuusuf oo bare ka ah kuliyadda Culuumta Siyaasadda iyo Warbaahinta ee Jaamacadda Muqdiso.

Waxaana soo jeedinaya Ismaaciil Maxamed Samatar.

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan