Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / Wararka / Dhageyso: Warbixin ku saabsan kuleylka awgii ragga qaar oo doorbiday in shaarar ay ka toshaan dharka baatiga

Dhageyso: Warbixin ku saabsan kuleylka awgii ragga qaar oo doorbiday in shaarar ay ka toshaan dharka baatiga

Warbixintan waxaynu ku soo qaadanay Barnaamijka Hiigsiga Himilo oo maallinle uga baxa Idaacadda Himilo.

Waxaynu uga hadleynaa warbixintan ragga qaar oo doorbiday inay shaarar ka toshaan dharka baatiga kulleylaha awgii.

Waxaa soo jeedinaya Nasri Axmed Maxamed, waxaana diyaariyay Maxamed Qadar Cabdi.

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan