Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / Habka-Nolosha / Heegan iyo Dekedda oo kulan ka tirsan kubbadda koleyga isku farasaari doona

Heegan iyo Dekedda oo kulan ka tirsan kubbadda koleyga isku farasaari doona

Kooxda kubadda koleyga Heegan ayaa kulan xiiso badan oo ka tirsan horyaalka kubadda koleyga dalkeena galabta kula balansan Wiish Stadium kooxda Dekedda.

Heegan oo horyaalka daafacaneysa ayaa lugtii hore ka awood roonaatay dhigeeda Dekedda, iminka oo ay hogaanka horyaalka heysana waxay eeganeysaa guul kale si xagaagii labaad oo xiriir ah hanashada horyaalka ay ugu dhaqaaqdo.

Heegan iyo Dekedda waa kooxo si weyn ugu xifiltama horyaalka kubadda Goleyga, koox walba ayaana galabta ku taami doonta inay guul gaarto.

Cayaarta ayaa soo geli doonta oo si toos ah loo cayaari doonaa 4:00pm oo galabnimo, saacadda geeska Afrika.

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan