Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / Wararka / Dhageyso: Barnaamijka Taariikhda Afrika

Dhageyso: Barnaamijka Taariikhda Afrika

Barnaamijka Taariikhda Afrika oo aynu uga hadalno diiraddana aan ku saarno taariiikhda waddamada Afrika ku yaal, waxaan ku soo qaadannaa dal waliba halka uu dhaco juquraafi ahaan, bedkiisu inta uu la egyahay, wadamadda uu xuduudda la leeyahay, luuqadda looga hadlo iyo lacagta laga isticmaalo.

Toddobaadkan waxaynu kusoo qaadan doonnaa wadanka Gambia oo dhaca Galbeedka Afrika, waxaa soo saaray Maxamed Qadar Cabdi, waxaana nagala qeyb galaya Ustaad Jaamac Ducaale Guurre

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan