Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / Habka-Nolosha / Mauricio Pochettino oo hoos u dhigay in Leicester ay ugu cadcadahay hanashada horyaalka

Mauricio Pochettino oo hoos u dhigay in Leicester ay ugu cadcadahay hanashada horyaalka

Tababaraha Tottenham Hostpur Mauricio Pochettino ayaa carabka ku dhuftay in la’aanta Jamie vardy ay ka dhigi doonto kooxda Leicester mid ka awood yar sida ay aheyd.

Leicester City oo hogaanka horyaalka heysa ayaa weyn doonta gool dhaliye Vardy ugu yaraan hal kulan kaddib kaarkii casaa oo toddobaadkan uu qaatay kulankii ay barbaraha min labada gool ah la dhaafi waayeen West Ham.

Vardy ayaa garoonka kaga baxay isagoo caro badan ay wehliso, kaddib markii garsoore  Jonathan Moss uu xiddigan siiyay kaarkiisii labaad oo huruud ah daqiiqaddii 56aad, xilli Vardy uu si cad isku tuuray isagoo kubad kula dagaalamayay  Angelo Ogbonna.

“Waxaan u maleynayaa inay saameyn xoogan ku reebi doonto Leicester maqnaanshiyaha Vardy sababtoo ah waa mid kamid ah xiddigaha Premier Leeague ugu wanaagsan.” Pochettino ayaa sidaa la wadaagay Telegraph.

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan