Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / Sahanka Siyaasada / Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda

Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda

Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka maqashaan Idaacadda Himilo, toddobaadkan waxa aan kaga hadli doonaa nidaamka keligii taliska, waxaan midmid isku dul taagi doonaa asal ahaan halka uu salka ku hayo, haddii la ogyahay xilligii uu soo ifbaxay, astaamaha lagu karto iyo dowladaha hadda jira ee la dhihi karo waxaa hor boodaya keli taliyaal tan iyo xornimadoodii xukunka dalalkaa.

Waxaa marti noogu ah Cabdullaahi Axmed Siyaad, oo darajada labaad ku diyaarinaya cilmiga Warbaahinta.

Ismaaciil Maxamed Samatar ayaa soo jeedinaya.

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan