Home / Aragtida Islamka / Dhageyso: Barnaamijka Aragtida Islaamka

Dhageyso: Barnaamijka Aragtida Islaamka

Barnaamijka Aragtida Islaamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo.

Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oo ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado.

Toddobaadkan waxaan ku eegi doonaa ahmiyadda Aqlaaqda wanaagsan ay u leedahay nolosha qof kasta oo Muslim ah.

Waxaa inoogu marti ah toddobaadkan Sheikh Cumar Axmed Sheikh Cusmaan, waxaana soo jeedinaya Aweys Xussein.

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan