Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / Wararka / Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo.

Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina.

Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan doonaa waxqabadka Machadka Daraasaadka Soomaaliya, waxaana marti inoogu ah Ustaad Mustafa Cabdullaahi Feyruus.

Maxamed Sh.Yuusuf Baari ayaa soo jeedinaya.

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan