Home / Habka-Nolosha / Horyaalka heerka labaad oo maanta dib u furmaya

Horyaalka heerka labaad oo maanta dib u furmaya

Bugcadda Banaadir maanta waxaa dib uga furmaya horyaalka heerka labaad ee kubadda cagta Soomaaliya.

Horyaalkan ayaa loo hakiyay si loo dhameystiro horyaalka heerka koowaad oo Arbacaddii tagtay soo idlaaday, guushiisuna ay raacday kooxda Banaadir SC oo hanatay goorteedii shanaad.

Galabta kulanka ugu horeeya ee horyaalka waxaa wada cayaari doona kooxaha Somali Fruit iyo Muqdisho United.

Kulan cayaareedka labada kooxood dhexmari doona ayaana soo geli doona saacadda geeska Afrika marka ay tahay galabta 03:45pm.

Kooxahaan ayaana loolan ugu jira inay xagaaga soo aadan tiigsadaan inay u soo gudbaan horyaalka heerka koowaad.

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan