Home / Wararka / Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo.

Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina.

Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan doonaa waxqabadka shirkadda Hubaal World Travel and Cargo Agency, waxaana marti inoogu ah Abshir Maxamed Wehliye oo ah maamulaha guud ee shirkaddaas.

Maxamed Sh.Yuusuf Baari ayaa soo jeedinaya.

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan