Home / Talada Dhaqtarka / Dhageyso: Barnaamijka Taladda Takhtarka

Dhageyso: Barnaamijka Taladda Takhtarka

Barnaamijka Taladda Takhtarka waa toddobaadle aad ka dhageysataan raadiyaha Himilo, waxaanna ku eegnaa mid kamid ah cuduradda ay la ildaranyihiin bulshada Soomaaliyeed innagoo ku faaqidna astaamaha cudurkaan lagu garto.

Toddobaadka waxaynu barnaamijka ku faaqidi doonnaa sida loo daweeyo cudurka gujisada ama teetanada, Waxaa soo saaray Maxamed Sheikh Yuusuf, waxaana maanta marti inoogu ah barnaamijka Dr Xasan Jimcaale Maxamuud.

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan