Home / Aragtida Islamka / Dhageyso: Barnaamijka Aragtida Islaamka

Dhageyso: Barnaamijka Aragtida Islaamka

Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oo ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado.

Toddobaadkan waxaan ku eegi doonaa Illaalinta Carabka.

Waxaa marti noogu ah Sheikh Axmed Sh.Xasan Sh.Quddubi, waxaana soo jeedinaya Aweys Xuseen.

 

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan