Home / Habka-Nolosha / Xulka Croatia oo ka tallaabsaday dhigooda Turkiga + Sawirro
Croatia's midfielder Luka Modric (L) celebrates their first goal during the Euro 2016 group D football match between Turkey and Croatia at Parc des Princes in Paris on June 12, 2016. / AFP / BULENT KILIC (Photo credit should read BULENT KILIC/AFP/Getty Images)

Xulka Croatia oo ka tallaabsaday dhigooda Turkiga + Sawirro

Xulalka Turkiga iyo Croatia ayaa kulan ka tirsan Group D ku cayaaray bugcadda Parc des Princes, iyadoo kulanka ay u soo daawasho tageen 43,842 taageere.

Qaranka Turkida cayaartoydii metelaysay ayaa u muuqday kuwo fursad ab uuris badan oo dhowr jeer ayay ku sigteen inay shabaqa ka gaaraan dhigooda Croatia.

Daqiiqaddii 41aad Luka Modric ayaa kubad gantaal ah shabaqa dhex dhigay xilli goolhaye Babacan uu awoodi waayay inuu kubaddaa badbaadiyo.

Cayaarta oo labada dhanba ay goolal ku qubeysteen ayaase waqtigii loogu talo galay kusoo idlaatay guul hal iyo eber ah oo dhanka Croatia martay.

1

2

PARIS, FRANCE - JUNE 12: Luka Modric of Croatia scores his team's first goal during the UEFA EURO 2016 Group D match between Turkey and Croatia at Parc des Princes on June 12, 2016 in Paris, France.  (Photo by Matthias Hangst/Getty Images)

Croatia's midfielder Luka Modric (L) celebrates their first goal during the Euro 2016 group D football match between Turkey and Croatia at Parc des Princes in Paris on June 12, 2016. / AFP / BULENT KILIC        (Photo credit should read BULENT KILIC/AFP/Getty Images)

5

6

 

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan