Home / Macluumaad / Garoomada diyaaradeed ee ugu qatarta badan adduunka, haku fekerin inaad ku safarto weligaa + Sawirro

Garoomada diyaaradeed ee ugu qatarta badan adduunka, haku fekerin inaad ku safarto weligaa + Sawirro

 

Diyaaradda marka ay dageyso iyo marka ay kaceyso waa marxaladaha ugu qatarsan sida duuliyayaasha ay sheegaan, waxaa jira garoomo diyaaradeed  oo ku yaala meelo ku dhow buuro ama xeebo dadka ay ku badanyihiin  taasi oo keenaysa qatar ku saabsan marka ay diyaaradda dageyso ama ay kaceyso

Waa kuwan 10ka garoon ee ugu qatarta badan adduunka, qaarkood goor sii horeysay ayay musiibooyin lagu hoobtay ka dhaceen.

1) Garoonka diyaaradaha Guarulhos ee ku yaala magaalada São Paulo ee dalka Brazil

Garoonkan oo la dhisay 1930kii, 8 Km ayuu ka fog yahay xarunta magaalada , badka uu ku fadhiyo garoonka aad uma badna waxaana ku hareereysan guryo badan oo la daganyahay.

An Iberia jetliner sits at one side of Quito's airport tarmac Friday, Nov. 16, 2007, either waiting to be removed or repaired. The airplane that skidded off the runway last Nov. 9, without reporting any injures, has become an attraction to Quito's residents who visit the place to take pictures or simply watch it. Quito's airport is surrounded by residential areas, which turns raises accidents' risks. (AP Photo/Dolores Ochoa).

2) Garoonka diyaaradaha Courchevel ee dalka faransiiska

Garoonkan waxa uu ku yaalaa meel cayaaraha barafka lagu dheelo oo ka tirsan buuraha Alps ee dalka faransiiska, dhirirkiisu waa 525 mitir.

Courchevel

3) Garoonka diyaaradeed ee Gibraltar

Gibraltar waxaa maamulka Ingriiska waxeyna u dhaxeysaa dalalka Spain iyo Moroko , garoonka diyaaradeed ee Gibraltar waxaa la dhisay intii lagu guda jiray dagaalkii 2aad ee dunida.

3

 

 

4) Garoonka diyaaradeed ee Jaziiradda Sapa ee badda Caribbeanka

Dhirirka garoonka ma dhaafsiisna 400 mitir wuxuu kamid yahay garoomada ugu qatarsan caalamka

4

 

5) garoonka diyaaradeed ee Kansai ee dalka Japan

Talyaani ayaa lahaa farsamada garoonka oo badda laga dhisay dhul yari darteed , dhirirkiisuna waa 4 kilo mitir

5

 

6) Garoonka diyaaradeed ee Madeira ee dalka Portugal

Garoonka qatartiisu ma yara waayo dhinac waxaa ka xiga buuro dhaadheer dhinacna badweyn taasi oo culeyska ka dhigeysa in diyaarad ay si fudud ugu dagto

6

 

 

7) Garoonka diyaaradeed ee Tenzing–Hillary ee dalka Nepal

Garoonkan joog dhan 2,860 mitir ayuu ka sareeyaa biyaha badda, si joogta ah ayaa mar walba loo xeraa garoonka, 2010 ayaana lagu tilmaamay garoonkan ka ugu qatarsan caalamka oo dhan.

7

 

8) Garoonka diyaaradeed ee Santi Martin

Xeeb dheer ayuu u ku dhowyahay garoonkan, dadka xeebtaasi u nasiino doonta ayaana arka diyaaradaha garonka ku dagaya ama ka duulaya oo joog hoose ku socda

8

 

9) Garoonka diyaaradeed ee Svalbard ee dalka Norway

Jaziirado dhowr ah ayaa laga dhex sameeyay garoonkan sanadkii 1975, baraf xoogan ayaana mar walba dhax yaala garoonka

DSC08534

 

 

10) Garoonka diyaaradeed ee Antarctica

Inta badan garoonkan waxaa ku daga diyaaradaha waaweyn, Mareykanka ayaana isticmaala

10

 

 

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan