Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / Macluumaad / Ey dhabarka ka toogtay Ugaarsade dilanayay Shinbir!

Ey dhabarka ka toogtay Ugaarsade dilanayay Shinbir!

Muqdisho – Ugaarsade ayaa dhaawac waxaa kasoo gaaray toogasho aan loo meel dayin oo ey u geystay, marka loo eego booliska Lowa.

Waaxda Ilaha Dabiiciga ee Lowa ayaa sheegay in saraakiisha goobta ay ka war-caliyeen kadib kolkii dhaawac uu ka dhashay toogasho uu sameeyey ey kamid ah ilaalada.

William Rancourt, oo 36 jir ah, wuxuu ugaaranayay shinbiro  isaga oo saddex kale markii dhabarka danbe looga dhiftay xabad.

Qoriga xabbadu ka dhacday wuxuu yiilay dhulka markii uu ku istaagay ey kamid ah ilaalada – taas oo sababtay inuu dhaco.

Halhaleel waxaa loola cararay isbitaalka halkaas oo dhaawaca halista leh ee soo gaaray looga dabiibayo.

 

 

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan