Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / Dhaqaale / Sawirro: Kabaha 17-ka milyan ku fadhiya ee ugu qaalisan caalamka

Sawirro: Kabaha 17-ka milyan ku fadhiya ee ugu qaalisan caalamka

Himilo FM  – Dukaan ku yaala magaalada Dubai ee Imaaraadka Carabta ayaa lagu soo bandhigay kabo laga sameeyay dahab iyo dhayman oo qaatay kaalinta “kabaha ugu qaalisan adduunka” markii qiimaha lacageed oo ay ku fadhiyaan lagu sheegay 17 milyan oo doolar.

Waxaa kabaha laga sameeyay maqaar dahab ah iyadoo lagu xardhay 100 jajab dheyman ah, waana sababta kabahan oo ah kuwa haweenku xertaan u soo jiiteen dad badan.

Madaxa dukaanka lagu iibinayo kabaha ayaa u sheegay warbaahinta inay rajeynayaan inay u yimaadaan macaamiil badan oo doonaya iibsashada kabaha ku fadhiya 17-ka milyan ee doolar.

Sawirrada kabahan ayaan kugu soo lifaaqnay xogtan…

 

 

About Ahmed Haadi

error: Copy lama Ogola Fadlan